{"id":9468,"date":"2015-05-27T19:22:09","date_gmt":"2015-05-27T17:22:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9468"},"modified":"2015-05-27T19:22:09","modified_gmt":"2015-05-27T17:22:09","slug":"gaas-oo-maamul-cusub-u-magacaabay-gobolka-bari-iyo-degmada-bosaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9468","title":{"rendered":"GAAS oo Maamul cusub u magacaabay Gobolka Bari iyo Degmada Bosaso"},"content":{"rendered":"<p>27 May 2015 (Puntlandes)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS ayaa maanta u magcaabay Mas\u2019uuliyiin cusub Gobolka Bari iyo Degmada Bosaso isagoo kala diray Golaha deegaanka Degmada Bosaso.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Gobolka oo uu Madaxweynaha Puntland u magacabay xilalka ayaa kala ah:<\/p>\n<p>1) Guddoomiyaha Gobolka Bari waxaa loo magacabaya Yuusuf Maxamed Wacays\u2019\u2019Dhedo\u2019\u2019.<\/p>\n<p>2) Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Gobolka Bari waxaa loo magacabaay Axmed Cali Cabdulaahi.<\/p>\n<p>3) Axmed Xaaji Maxamed Axmed waxaa isna loo magaacabay gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Gobolka Bari.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Degmada oo uu Madaxweynaha Puntland u magacabay xilalka ayaa kala ah:<\/p>\n<p>-Maxamed Siciid Shabeele ayaa si Kumeel gaar ah loogu magacaabay duqa degmada Bosaso.<\/p>\n<p>-Qaasim Cabdiraxmaan Caluuke ayaa isna si Kumeel gaar ah loogu magacabay Guddoomiye ku xigeenka degmada Bosaso.<\/p>\n<p>Madaxweyne Gaas ayaa wuxuu Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ku amray inay 45-cisho kuso dhisto Golaha deegaanka degmada Bosaso.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 May 2015 (Puntlandes)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS ayaa maanta u magcaabay Mas\u2019uuliyiin&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9468","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1306,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9469,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9468\/revisions\/9469"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}