{"id":94740,"date":"2022-12-11T12:28:01","date_gmt":"2022-12-11T11:28:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=94740"},"modified":"2022-12-11T12:28:02","modified_gmt":"2022-12-11T11:28:02","slug":"madaxweyne-muuse-biixi-oo-ku-dhawaaqey-xiliga-uu-bilaabanayo-diiwaan-gelinta-cod-bixiyeyaasha-doorashooyinku","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=94740","title":{"rendered":"Madaxweyne Muuse Biixi oo ku dhawaaqey xiliga uu bilaabanayo Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinku"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">11 Dec 2022 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa xeer madaxweyne oo uu soo saaray ku dhawaaqey in Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland ay bilaabanayso 28ka december 2022ka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Somaliland ayaa waxaa ka jiray muran u dhexeeya Xisbiyada mucaaradka ee Wadani iyo Ucid madaxweye Muuse Biixi kaas oo ku saabsan doorashada soo horaynaysa tan Ururada iyo tan madaxweynaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Hoos ka akhriso Xeerka Madaxweyne:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xeer MADAXWEYNE-11-12-2022.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu Xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahay Lr. 18\/122022 uu ku meel mariyey Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaanu u dhignaa Xeerka Madaxweynuhu Sidan:-<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xeer <a><\/a>Madaxweyne Lr. 18\/122022<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Somaliland;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markaan Arkay: Qodobka 44aad ee Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Xeer Lr. 91\/2020;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markaan Helay: Qoraalka Soo-jeedinta ee Komishanka Doorashooyinka ee summaddiisu tahay KDQ\/XK-6\/019\/2022, kuna taariikhaysan 07\/12\/2022, ujeeddadiisuna tahay, Ku-dhawaaqidda Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markaan Ku-qancay: Soo-jeedinta wakhtiga qabashada Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka ee Komishanka Doorashooyinka;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaan Go\u2019aamiyey;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">In Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinku ka-bilaabanto Somaliland Maalinta Arbacada ee taariikhdu tahay 28\/12\/2022.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Allaa Mahad Leh<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Muuse Biixi Cabdi<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 Dec 2022 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa xeer madaxweyne oo uu soo saaray ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":94741,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-94740","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1118,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94740","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=94740"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94740\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94742,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/94740\/revisions\/94742"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/94741"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=94740"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=94740"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=94740"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}