{"id":95209,"date":"2022-12-27T14:37:39","date_gmt":"2022-12-27T13:37:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95209"},"modified":"2022-12-27T14:37:40","modified_gmt":"2022-12-27T13:37:40","slug":"xukuumadda-puntland-oo-ku-eedaysay-wasiirkii-hore-ee-maaliyadda-puntland-inuu-jid-gooyo-dhigtay-deegaanka-karin-dhiig-ee-gobolka-nugaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95209","title":{"rendered":"Xukuumadda Puntland oo ku eedaysay Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland inuu jid-gooyo dhigtay deegaanka Karin-dhiig ee gobolka Nugaal"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">27 Dec 2022 (Puntlandes)\u00a0Xukuumadda Puntland ayaa ku eedaysay wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal inuu jid-gooyo dhigtay deegaanka Karin-dhiig ee gobolka Nugaal.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdi Faarax Juxaa ayaa sheegay in Xasan Abgaal oo hoggaaminaya ciidamo maleeshiyaad ah uu goostay deegaanka Karin-dhiig ee gobolka Nugaal.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdi Faarax Juxaa oo la hadlay idaacadda Daljir ayaa yiri &#8220;Maleeshiyaad uu hoggaaminayo Xasan Shire Abgaal ayaa jid-gooyo dhigtay Karin-dhiig, isaga ayaana afkiisa iga yidhi, dagaal baan geleyaa, jid-gooyo waa wax layaqaan dowladdu tallaabo ayey qaadaysaa&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Eedeynta dowladdu waxa ay imanaysaa xilli dhawaan lagu wado in gobollada Bari, Karkaar iyo Gardafuu laga qabto diwaangelinta doorasho ay diiddan yihiin ururrada qaar.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Hoostaan ka daawo<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/100004954356841\/videos\/831371437972349\/\">https:\/\/www.facebook.com\/100004954356841\/videos\/831371437972349\/<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Dec 2022 (Puntlandes)\u00a0Xukuumadda Puntland ayaa ku eedaysay wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Xasan Shire&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":95210,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-95209","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1205,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95209","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=95209"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95209\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":95212,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95209\/revisions\/95212"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/95210"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=95209"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=95209"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=95209"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}