{"id":95352,"date":"2022-12-30T14:01:46","date_gmt":"2022-12-30T13:01:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95352"},"modified":"2022-12-30T14:01:47","modified_gmt":"2022-12-30T13:01:47","slug":"laascanood-ciidamada-somaliland-oo-shacabka-rasaas-culus-u-adeegsanaya-maalinkii-4-aad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95352","title":{"rendered":"Laascanood: Ciidamada Somaliland oo shacabka Rasaas culus u adeegsanaya maalinkii 4-aad"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">30 Dec 2022 (Puntlandes) Isu soo baxyo ay shacabka magaalada Laascaanood ku muujinayaan dareenkooda ay uga soo horjeedaan maamulka Muuse Biixi ee Somaliland ayaa maalintii afraad si xoogan uga socda magaalada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ciidamada Somaliland ayaa shacabka u adeegsanaya Rasaas aad u cuculus waxaana maanta jira sidii maalmihii hore dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sheekh Bide Faarax Caalin oo kamid ahaa waxgaradka iyo Culumada magaalada Laascaanood ayay salaadii jimcaha ka dib, dileen ciidanka Somaliland ee kusugan magaaladaas, si ula kac ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Boqolaal qof oo shacab ah, kana soo horjeeda joogitaanka Somaliland ee Laascaanood ayaa dareenkooda cabiraya, iyagoo dalbanaya in looga baxo gobalkooda, halka ciidanka maamulka Somaliland u adeegsanayaa hubka culus.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ficilada argagax leh, ayay cambaareeyen inta badan siyaasiinta iyo waxgalka Soomaaliyeed, Siyaasiinta &amp; Waxgaradka Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa ku kooban baaqyo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Puntlandes.com<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 Dec 2022 (Puntlandes) Isu soo baxyo ay shacabka magaalada Laascaanood ku muujinayaan dareenkooda ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":95354,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-95352","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1906,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95352","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=95352"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95352\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":95355,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95352\/revisions\/95355"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/95354"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=95352"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=95352"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=95352"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}