{"id":95490,"date":"2023-01-01T22:24:29","date_gmt":"2023-01-01T21:24:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95490"},"modified":"2023-01-01T22:24:30","modified_gmt":"2023-01-01T21:24:30","slug":"beesha-caalamka-oo-ka-walaacsan-rabshadaha-laascaanood-ee-sababay-dhimashada-iyo-dhaawaca-dad-rayid-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95490","title":{"rendered":"Beesha Caalamka oo ka walaacsan rabshadaha Laascaanood ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Saaxiibada caalamiga ah ayaa ku baaqay in la dejiyo lana xakameeyo xaaladda laascaanood<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1 Jan2023<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Muqdisho \u2013&nbsp; Saaxiibada Beesha caalamka* ayaa ka walaacsan rabshadaha Laascaanood ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah. Ka hortagga rabshadaha iyo xaqiijinta ilaalinta dadka rayidka ah ayaa ugu muhiimsan.<br><br>Waxaan ku baaqaynaa xasillooni iyo is-xakameyn. Xiisadaha waa in lagu xalliyaa isdajin iyo wadahadal.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><em>*Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Canada, Shiinaha, Denmark, Masar, Itoobiya, Wafdiga Midowga Yurub, Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Talyaaniga, Japan, Kenya, Ururka Jaamacadda Carabta (LAS), Holand,&nbsp;Norway, Qadar, Suudaan, Iswiidhan, Turkiga,&nbsp;Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka and Qaramada Midoobay.<\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saaxiibada caalamiga ah ayaa ku baaqay in la dejiyo lana xakameeyo xaaladda laascaanood 1 Jan2023&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":95491,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-95490","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1165,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=95490"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":95492,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95490\/revisions\/95492"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/95491"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=95490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=95490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=95490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}