{"id":95493,"date":"2023-01-02T11:17:53","date_gmt":"2023-01-02T10:17:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95493"},"modified":"2023-01-02T11:17:59","modified_gmt":"2023-01-02T10:17:59","slug":"magaalada-laascaano-oo-uu-ka-bilowday-qax-xooggan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95493","title":{"rendered":"Magaalada Laascaano oo uu ka bilowday Qax xooggan"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">02 Jan 2023 (Puntlandes)\u00a0Shacabka ayaa gudaha magaalada Laascaano ee xarunta gobolka Sool ka bilaabay Qax xooggan oo ay uga qaxayaan guryahooda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sida goobjoogeyayaal magaalada ku sugan xaqiijinayaan labo jiho ayaa magaalada looga qaxayaa, dhanka bariga iyo dhinaca howdka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waddooyinka magaalada waxaa ku sugan ciidamo aad u badan oo Somaliland ka amar qaata, kuwaas oo dadka ku khasbaya inay xaafadaha joogaan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a><\/a>Isgaarsiinta, gaar ahaan aalada wax lagu gudbiyo ayaan shaqeynyayn, walow wicitaanku caadi yahay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Banaanbaxayaashu waxay sheegayaan inay bilaabayaan mudaharaadka, meelaha qaarna dadku isu soo baxeen.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Banaanbaxa shacabka magaalada Laascaanood ayaa wuxuu galay maalinkii 8-aad rayidka ayaana lagu laynayaa gudaha magaalada, wax gurmad ahna weli ma aysan helin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Jan 2023 (Puntlandes)\u00a0Shacabka ayaa gudaha magaalada Laascaano ee xarunta gobolka Sool ka bilaabay Qax&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":95427,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-95493","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1119,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=95493"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":95495,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95493\/revisions\/95495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/95427"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=95493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=95493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=95493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}