{"id":95496,"date":"2023-01-02T11:41:37","date_gmt":"2023-01-02T10:41:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95496"},"modified":"2023-01-02T11:41:37","modified_gmt":"2023-01-02T10:41:37","slug":"deni-puntland-ciidankeeda-diyaar-ayuu-u-yahay-difaaca-dhulkeeda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95496","title":{"rendered":"Deni &#8220;Puntland ciidankeeda diyaar ayuu u yahay difaaca dhulkeeda&#8221;"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">02 Jan 2023 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Puntland oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inu aad uga xun yahay xaalada Gobolka Sool.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha ayaa sheegay inuu gobolka Sool yahay mid ka tirsan Puntland oo dad Soomalinimada diidan xoog ku haystaan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xukumada Puntland ayuu sheegay inay diyaar u tahay inay ka dufaacdo dhibkasta oo haysa Dadka Reer Sool.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a><\/a>Maamulka Somaliland waa inay ogaada dadka ay laynayaan inu dad iyo xukumad leeyahay, dhinaca kale Madaxweynaha ayaa Fariin u diray Ciidamada iyo Siyaasiyiinta reer Sool ee Somaliland kuna sugan Gobolkaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Puntland ayuu sheegay in ay diyaar u tahay taageero, garab istaag iyo ciidankeeda oo diyaar u ah difaaca dhulkeeda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Deni ayaa cadeeyey in ay dhinaca Puntland mar kasta diyaar u tahay xal siyaasadeed iyo mid dagaal labada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxwayne Deni&#8221; waxaan farayaa Reer Sool in ay Midoobaan, waxaa ayaan darro ah qayb iyaga ka mid ah in uu dhinaca kale la jiro.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Hadeljeedinta madaxweynaha filo dhawaan:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ountlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Jan 2023 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Puntland oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inu aad uga xun&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":95497,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-95496","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":949,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95496","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=95496"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":95498,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95496\/revisions\/95498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/95497"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=95496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=95496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=95496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}