{"id":95666,"date":"2023-01-04T21:56:37","date_gmt":"2023-01-04T20:56:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95666"},"modified":"2023-01-04T21:56:38","modified_gmt":"2023-01-04T20:56:38","slug":"faahfaahin-dagaal-xoogan-oo-ka-dhacay-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95666","title":{"rendered":"Faahfaahin Dagaal Xoogan oo ka dhacay Laascaanood"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">04 Jan 2023 (Puntlandes) Ciidamada maamulka Somaliland ayaa gebi laga saaray gudaha magaalada Laascaanood oo caawa dagaal xooggan ku dhexmaray ciidamo xaq-u-dirir ah oo deegaanka u dhashay. Goobjoogayaal ku sugan Laascaanood iyo hogaamiyayaasha hawlgalka Somaliland lagaga sifaynayo gobolka Sool ayaa warbaahinta Daljir u sheegay in dhanka kastamka Cashuuraha ee Bariga magaalada ay isku aruursadeen ciidamadii Somaliland ee caawa lagaga awood roonaaday dagaalkii ka dhacay gudaha magaalada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dagaalka oo bilowday Abaare 9:00PM islamarkaana soconaya wax ka badan saacad iyo bar ayaa ka bilowday agagaarka Masjidka Cali Barre ee bartamaha magaalada Laascaanood halkaas oo fariisin u ahayd ciidamo dhowaan laga soo daabulay Hargeysa iyo Burco oo caawa si jeesjees ah u diley nin dhalinyaro ah oo suuqa si nabad ah u marayey.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">&#8220;Waxaan ku sugnaa meel u dhow Masjidka Cali Barre oo aan deganahay. Waxaa isoo wacay nin kamid ah raga jebiyey Somaliland caawa wuxuu i dhahay waa duljoognaaye ka baxa, sidaas baan guriga uga baxay. Waxyar markaan ka socday way ku bilaabatay,&#8221; ayay tiri gabar kamid ah dadka meesha degan oo warbaahinta la hadashay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 Jan 2023 (Puntlandes) Ciidamada maamulka Somaliland ayaa gebi laga saaray gudaha magaalada Laascaanood oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":95279,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-95666","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1279,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95666","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=95666"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":95667,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95666\/revisions\/95667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/95279"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=95666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=95666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=95666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}