{"id":95679,"date":"2023-01-05T10:46:28","date_gmt":"2023-01-05T09:46:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95679"},"modified":"2023-01-05T10:46:28","modified_gmt":"2023-01-05T09:46:28","slug":"wararkii-u-dambeeyey-ee-xaalada-magaalada-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95679","title":{"rendered":"Wararkii u dambeeyey ee Xaalada Magaalada Laascaanood"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">05 Jan 2023 (Puntlandes)\u00a0Wararka aan ka helayno magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidan dadka deegaanka ah oo xalay qabsaday magaalada kana saaray Somaliland ay maamulayaan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ciidankaas ayaa isku balaariyey jidadka oo dhan iyo goobo ay 10-kii maalmood ee lasoo dhaafay difaacyo kasameysteen ciidanka Somaliland ee magaalada laga saaray xalay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Somaliland ciidankeeda ayaa xalay dagaal looga saaray magaalada, iyagoo kusugan daafaha magaalada, kulan ay xalay saqdii dhexe ku lahaayeen taliskooda Gooja-Cade lama yaqaano waxa kasoo baxay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sididoo Garaad Jaaamac Garaad Ismaaciil, oo badhtamaha suuqa Laascaanood dhexmaraya ayaa dadweynaha ugu baaqaya in ay dhagxaanta waddooyinka ka qaadaan, Ganacsigana furaan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhinaca kale Shirkadaha Isgaarsiinta magaaalada Laascaanood ayaa fasaxay Isgaarsiinta Internetka oo 5 maalmood ka hor ay hawada ka saareen Ciidanka Soomaliland oo xoog ku galay xarumaha Isgaarsiinta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Shacabka ayaa si buuxda u maamulaya Magaaalada laascaanood oo xalay dagaal looga saaray Ciidankii Soomaliland ee shacabka tacadiga u geystay waxayna hada ku sugan yihiin hareeraha magaaalada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 Jan 2023 (Puntlandes)\u00a0Wararka aan ka helayno magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":95680,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-95679","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1375,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95679","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=95679"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95679\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":95681,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95679\/revisions\/95681"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/95680"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=95679"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=95679"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=95679"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}