{"id":95857,"date":"2023-01-12T13:11:44","date_gmt":"2023-01-12T12:11:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95857"},"modified":"2023-01-12T13:11:45","modified_gmt":"2023-01-12T12:11:45","slug":"golaha-wasiiradda-dfs-oo-ansiixiyay-hindise-sharciyeedyo-kala-duwan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95857","title":{"rendered":"Golaha wasiiradda DFS oo ansiixiyay hindise sharciyeedyo kala duwan"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">12 Jan 2023 (Puntlandes)\u00a0Golaha wasiiradda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ansiixiyay  hindise sharciyeedka kala duwan , kuwaas oo kala ah:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1- Hindise sharciyeedka dhismaha hay\u2019adda Socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2- Hindise-Sharciyeedka dhiiri-gellinta Maalgashiga Soomaaliya<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3- Hindise sharciyeedka Hey&#8217;adda Xisaabiyaasha Soomaaliyeed iyo magaabista Guddiga xaqiijinta dadaallada Cunagabateynta Hubka looga qaadayo Soomaaliya<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Golaha Wasiirada ayaa maanta yeeshay shirkooda todobaadlaha ah oo uu guddoomiyay Ku-simaha Ra\u2019iiisul Wasaaraha ahna Ra\u2019iisul <a><\/a>Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga ayaa golaha warbixin ka siiyey xaaladihii ugu danbeeyey ee amniga iyo howlgallada dalka looga xoreynayo kooxaha Khawaarijta ah. Golaha ayaa boggaadiyey guulaha isdaba joogaa ee laga gaaray howlgallada xoreynta ee ka socda qaar kamid ah gobollada dalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 Jan 2023 (Puntlandes)\u00a0Golaha wasiiradda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ansiixiyay hindise sharciyeedka kala duwan ,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":95858,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-95857","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1113,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=95857"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":95859,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95857\/revisions\/95859"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/95858"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=95857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=95857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=95857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}