{"id":95951,"date":"2023-01-17T18:51:05","date_gmt":"2023-01-17T17:51:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95951"},"modified":"2023-01-18T18:52:09","modified_gmt":"2023-01-18T17:52:09","slug":"muuqaal-hadaljeedintii-madaxwayne-xasan-sheekh-oo-furay-shirka-dib-u-heshiisiinta-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=95951","title":{"rendered":"Muuqaal: hadaljeedintii Madaxwayne Xasan Sheekh oo furay Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">17 Jan 2023 (Puntlandes)&nbsp;Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo ka furay Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed ayaa ku adkeeyey madaxda, waxgaradka iyo haldoorka reer Koonfur-galbeed in ay ilaashaadaan dowladnimada, nabadda iyo wadajirka heer dowlad-goboleed.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha ayaa xusay in dadka Soomaaliyeed ay ka <a><\/a>daaleen colaad sokeeye, iyadoo wixii soo dhacayey 30kii sano ee la soo dhaafay ay inoo yihiin cashar ina ku jiheynaya horumarka iyo nabadda, maanta halka cadoow ee aynu leenahay uu yahay argagixisada Alshabaab, la dagaallankooduna uu yahay kan kaliya ee inoo furan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cDadka reer Koonfur-galbeed, hoggaankooda siyaasadeed, mucaarad ha ahaadaan ama muxaafad, odeyaashooda dhaqanka, dhallinyarada iyo dhammaan qeybaha bulshada rayidka ah, waxaan rabnaa in ay isla fariistaan oo mushkiladahooda xallistaan.\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo bandhigay in uu ku kalsoon yahay miro-dhalka wada-hadalladan maanta ka furmay Baydhabo iyo sida ay uga go\u2019an tahay dhammaan reer Koonfur-galbeed in ay xalliyaan tabashooyinka siyaasadeed ee ay isu qabaan, si ay u dardar geliyaan xoreynta deegaannada ay argagixisadu ku dhibaateynayso dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cHal cadow ayaan leenahay waana argagixisada Alshabaab. Dowladdu waxay sameysay qorshe dalka lagaga xoreynayo, wajigii koowaad ayaa hadda gabo-gabo ah, wajiga Labaadna waxaa ugu horreysa Koonfur-galbeed.\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dhammaan dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku jira fikirka gurracan ee argagixisanimada in ay ka soo laabtaan, isagoo cafis u fidiyey mid kasta oo ka mid ah oo u soo laabta dadkiisa iyo dalkiisa, dowladduna ay diyaarisay qorshe dhaqancelin iyo nolol wanaagsan looga sameynayo dhallinyarada ay khaldeen argagixisadu.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-rich is-provider-embed-handler wp-block-embed-embed-handler wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Hadaljedintii Madaxweyne Xasan Sheekh ee Furitaanka Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/fItkVoRfIJ4?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/1a1m5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/1a1m5-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-95952\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/1a1m5-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/1a1m5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/1a1m5-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/1a1m5-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/1a1m5.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/1a1m6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/1a1m6-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-95953\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/1a1m6-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/1a1m6-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/1a1m6-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/1a1m6-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/1a1m6.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 Jan 2023 (Puntlandes)&nbsp;Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo ka furay Shirka Dib u heshiisiinta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-95951","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":810,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95951","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=95951"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95951\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":95962,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/95951\/revisions\/95962"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=95951"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=95951"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=95951"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}