{"id":96043,"date":"2023-01-22T12:39:53","date_gmt":"2023-01-22T11:39:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96043"},"modified":"2023-01-22T12:39:53","modified_gmt":"2023-01-22T11:39:53","slug":"wararkii-u-dambeeyey-ee-weerarkii-alshabaab-ku-qaaday-xarunta-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96043","title":{"rendered":"Wararkii u dambeeyey ee weerarkii Alshabaab ku qaaday xarunta gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">22 Jan 2023 (Puntlandes)\u00a0Alshabaab ayaa ku qaaday xarunta gobolka Banaadir weerar ku bilowday qaraxyo ah \u00a0Ismiidaamin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sadex qarax oo is xigxiga ka dib ayey dabley hubaysan oo Alshabaab ah waxay gudaha u galeen xarunta gobolka Banaadir.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Gudaha xarunta waxaa ku jirta mas\u2019uuliyiin heer gobol, heer degmo, saraakiil ciidan iyo dad shacab ah, kuwaasoo aan la ogeyn xaaladooda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yabooh oo ka hadlay weerarka ka socda gudaha xarunta gobolka Banaadir ayaa sheegay in mas\u00b4uuliyiin badan laga soo badbaadiyey iyagoo bad qaba.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhanka kale Alhabaab oo ka hadashay weerarka ayaa sheegatay in dabley ka tirsan ay gudaha toogasho ka wadaan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">&nbsp;Weerarkaan ayaa kusoo beegmaya xili Alshabaab deegaano badan iyo magaalooyin ay maamulayeen laga qabsaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 Jan 2023 (Puntlandes)\u00a0Alshabaab ayaa ku qaaday xarunta gobolka Banaadir weerar ku bilowday qaraxyo ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96044,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-96043","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1073,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96043","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=96043"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96043\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96045,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96043\/revisions\/96045"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/96044"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=96043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=96043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=96043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}