{"id":96259,"date":"2023-01-28T10:59:04","date_gmt":"2023-01-28T09:59:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96259"},"modified":"2023-01-28T10:59:04","modified_gmt":"2023-01-28T09:59:04","slug":"muuqaal-gudoomiye-saleebaan-shirka-laascaanood-maxaa-aniga-dhakada-iga-saaray-hayla-soo-qaadin-baan-ku-iri","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96259","title":{"rendered":"Muuqaal: Gudoomiye Saleebaan &#8220;Shirka Laascaanood, maxaa aniga dhakada iga saaray, hayla soo qaadin baan ku iri&#8221;"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">28 Jan 2023 (Puntlandes)&nbsp;Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Ibraahim waxay saxaafadu wax ka waydiisay shirka aayo katashiga gobolada SSC ee Isimada iyo waxgaradka maanta ka furmay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Gudoomiye Saleebaan ayaa yiri &#8220;Shirka Laascaanood, maxaa aniga dhakada iga saaray, hayla soo qaadin baan ku iri&#8221;.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Saleebaan, maalmo kahor wuxuu kasoo garab-muuqday Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo bilowgii kacdoonka bulshada gobaladaas isku dayay in uu dajiyo, balse hadalkiisa cusub ayaa u muuqda quus siyaasadeed, oo ay Somaliland ka joogto xaaladda SSC.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Subaxnimadii hore ee saaka, Laascaanood waxaa ka tagey gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo maalmihii lasoo dhaafay joogay magaaladan, si bulshada ugu qanciyo doonistiisa.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-rich is-provider-embed-handler wp-block-embed-embed-handler wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Gud Guurtida Sland &quot;Shirka Laascaanood, maxa aniga dhakada iga saaray, hayla soo qaadin baan ku iri&quot;\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/eqcC3IupLO8?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 Jan 2023 (Puntlandes)&nbsp;Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Ibraahim waxay saxaafadu wax ka waydiisay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96261,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-96259","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1404,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96259","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=96259"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96262,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96259\/revisions\/96262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/96261"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=96259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=96259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=96259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}