{"id":9643,"date":"2015-06-03T13:25:10","date_gmt":"2015-06-03T11:25:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9643"},"modified":"2015-06-03T13:25:10","modified_gmt":"2015-06-03T11:25:10","slug":"deg-deg-gaas-oo-isku-shaandhayn-ku-sameeyay-qaar-kamid-ah-agaasimayaasha-wasaaraddaha-kalana-diray-golihii-deegaanka-garowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9643","title":{"rendered":"DEG DEG: GAAS oo isku shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Agaasimayaasha Wasaaraddaha, kalana diray Golihii Deegaanka Garowe"},"content":{"rendered":"<p>3 jun 2015 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Puntalnd Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa iskushaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Agaasmiayaasha Guud ee Wasaaraddaha Puntand,waxayna kala yihiin sidatan:<\/p>\n<p>Maxamed Cali Faarax oo ahaa Agaasmiayaasha Guud ee Wasaaraddaha Arimaha Gudaha waxaa loo badalay Agaasmiayaasha Guud ee Wasaaraddaha Cadaaladda Diinta iyo Dhaqan celinta .<\/p>\n<p>Cabdirisaaq Nuux Maxamuud oo ahaa Agaasmiayaasha Guud ee Wasaaraddaha Cadaaladda, Diinta iyo Dhaqan celinta waxaa loo badalay Agaasmiayaasha Guud ee Wasaaraddaha Haweenka iyo Horumarinta Qoyska.<\/p>\n<p>Muno Daahir Dalmar oo ahayd Agaasmiayaasha Guud ee Wasaaraddaha Haweenka iyo Horumarinta Qoyska waxaa loo badalay Agaasmiayaasha Guud ee Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale maanta Magacaabay maamulka\u00a0Degmada Garoowe.<\/p>\n<p>Axmed Siciid Geelle Garoon Shoode ayaa waxaa loo magacabay Gudoomiyaha kmg ah ee Degmada Garoowe halka sidoo kale\u00a0Mustafe Maxamuud Ismaaciil Faarax gudoomiye ku xigeenka KMG ah ee Degmada Garoowe<\/p>\n<p>Madaxweyne GAAS \u00a0waxaa uu kala diray maanta Golaha Deegaanka Degmada Garoowe.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>3 jun 2015 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Puntalnd Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa iskushaandhayn ku sameeyay qaar kamid&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9643","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1263,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9643","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9643"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9644,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9643\/revisions\/9644"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}