{"id":96458,"date":"2023-02-06T09:28:55","date_gmt":"2023-02-06T08:28:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96458"},"modified":"2023-02-06T09:28:56","modified_gmt":"2023-02-06T08:28:56","slug":"somaliland-weerar-xooggan-ku-qaaday-magaalada-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96458","title":{"rendered":"Somaliland weerar xooggan ku qaaday magaalada Laascaanood"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">06 Feb 2023 (Puntlandes) Dagaal u dhexeeya Somaliland iyo xoogagga Daraawiishta SSC ayaa ka socda duleedka Laascaanood.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ciidanka Somaliland ayaa sida wararku sheegayan weeraray ciidamada difaaca SSC ee ku sugan Laascaanood.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Balse Ciidamada degaanka ayaa iska difaacay duullaanka maamulka Muuse Biixi waxaana Somaliland lagu jebiyay saddex aag sida xogaha lagu helayo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ciidamada SSC ayaa la sheegaya in ay gacanta ku dhigeen hub iyo gaadiid dagaal oo ay ku jiraan tekniko ah<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale Ciidanka deegaanka ayaa gacanta ku dhigay gurigga gobolka iyo Hoteel lagu magacaabo Xamdi oo deeggaan u ahaa wasiirro ka socda Somaliland, kaddib dagaal ka qarxay magaaladaas aroortii hore.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Khasaaraha labada dhinaca weli faahfaahin sugan lagama hayo waxaana weli socda dagaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Feb 2023 (Puntlandes) Dagaal u dhexeeya Somaliland iyo xoogagga Daraawiishta SSC ayaa ka socda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":95276,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-96458","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1354,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96458","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=96458"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96458\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96459,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96458\/revisions\/96459"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/95276"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=96458"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=96458"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=96458"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}