{"id":96498,"date":"2023-02-06T21:40:45","date_gmt":"2023-02-06T20:40:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96498"},"modified":"2023-02-06T21:40:46","modified_gmt":"2023-02-06T20:40:46","slug":"madasha-siyaasadda-puntland-oo-ugu-baaqday-dowladda-puntland-inay-difaacdo-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96498","title":{"rendered":"Madasha Siyaasadda Puntland oo ugu baaqday dowladda Puntland inay difaacdo Laascaanood"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">06 Feb 2023 (Puntlandes)&nbsp;Madasha Siyaasadda Puntland oo ay ku midaysan yihiin hoggaamiyeyaal isbeddel-doon ah ayaa si adag u dhaleeceeyay weerarka ciidanka Somaliland ku soo qaadeen magaalada Laascaanood oo uu ka socday shir madax-dhaqameedka SSC uga tashanayeen aayahooda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">&#8220;Madasha Siyaasadda Puntland waxay canbaaraynaysaa weerarkii qaawanaa ee maamulka Somaliland saaka ku soo qaadeen magaalada <a><\/a>Laascaanood ee gobolka Sool. Madashu waxay soo dhaweynaysaa si buuxdana u taageersantahay go\u2019aamada ay soo saareen isimada, cuqaasha iyo waxgaradka SSC-Khatumo iyo guddigii farsmo ee ay magacaabeen kuwaas oo soo saaray go\u2019aamo ay u dhanyihiin. Sidoo kale waxaa ay madashu ugu baqaysaa hoggaanka Puntland in uu guto wajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran ilaalinta badqabka shacabka SSC-Khatumo\u201d ayay Madashu ku caddaysay warsaxaafadeedka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Saaka ayay ciidanka Somaliland soo weerareen Laascaanood si ay u carqaladeeyaan warmurtiyeedka ay soo saareen madax-dhaqameedka SSC-Khaatumo oo ku shirsanaa magaalada.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2t.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"723\" height=\"1024\" data-id=\"96500\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2t-723x1024.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-96500\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2t-723x1024.jpg 723w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2t-212x300.jpg 212w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2t-768x1087.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2t-1024x1450.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2t.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 723px) 100vw, 723px\" \/><\/a><\/figure>\n<\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Feb 2023 (Puntlandes)&nbsp;Madasha Siyaasadda Puntland oo ay ku midaysan yihiin hoggaamiyeyaal isbeddel-doon ah ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96499,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-96498","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1074,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96498","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=96498"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96501,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96498\/revisions\/96501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/96499"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=96498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=96498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=96498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}