{"id":96508,"date":"2023-02-07T10:08:20","date_gmt":"2023-02-07T09:08:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96508"},"modified":"2023-02-07T10:08:21","modified_gmt":"2023-02-07T09:08:21","slug":"muuqaal-dfs-oo-ka-hadashay-dagaalka-laascaanood-taageertayna-goaanka-shacabka-ssc","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96508","title":{"rendered":"Muuqaal: DFS oo ka hadashay dagaalka Laascaanood, taageertayna go\u2019aanka shacabka SSC"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">07 Feb 2023 (Puntlandes) Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay dagaalka culus ee maalintii labaad ka soconaya caasimadda gobalka Sool ee Laascaanood, iyadoo ku baaqday in wada-hadal ay galaan dhinacyada dagaalamaya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS, Axmed Macalin Fiqi oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan go\u2019aankii kasoo baxay Isimadda dhaqanka SSC, kaas oo dhigayay in aysan kamid aheyn Somaliland, ayna u taagan yihiin midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Axmed Fiqi ayaa xusay in DFS ay masuuliyadda ka saaran tahay ilaalinta shacabka Soomaaliyeed, waxaana uu intaa ku daray inay taageersan yihiin rabitaanka shacabka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa uu ugu baaqay waxgaradka labada dhinac inay dhameeyaan xaalada, lana joojiyo dagaalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiir Axmed Macalin Fiqi ayaa yiri \u201cDawladda Soomaaliya waxaa xil ka saaraan yahay ilaalinta mabaadi\u2019da dastuuriga ah ee dhowrista midimada dhuleed iyo tan dadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna dawladdu ayadoo ka duulayso mabda\u2019aas soo dhowaynaysaa rabitaanka iyo go\u2019aanada dadka reer Laascaanod\u201d<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-rich is-provider-embed-handler wp-block-embed-embed-handler wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Dawladda Federaalka Soomaaliya oo taageertayna go\u2019aanka shacabka SSC\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/OTRXeb4anVY?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2t6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"724\" height=\"1024\" data-id=\"96510\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2t6-724x1024.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-96510\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2t6-724x1024.jpg 724w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2t6-212x300.jpg 212w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2t6-768x1086.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2t6-1086x1536.jpg 1086w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2t6-1024x1448.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2t6.jpg 1448w\" sizes=\"auto, (max-width: 724px) 100vw, 724px\" \/><\/a><\/figure>\n<\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 Feb 2023 (Puntlandes) Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay dagaalka culus&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96511,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-96508","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":956,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96508","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=96508"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96508\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96512,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96508\/revisions\/96512"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/96511"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=96508"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=96508"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=96508"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}