{"id":96532,"date":"2023-02-08T18:45:26","date_gmt":"2023-02-08T17:45:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96532"},"modified":"2023-02-08T18:45:27","modified_gmt":"2023-02-08T17:45:27","slug":"madaxweyne-deni-oo-magacaabay-guddiga-arrimaha-baniaadantinimada-ee-dadka-kusoo-barakacay-dagaalka-somaliland-ka-wado-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96532","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo magacaabay guddiga arrimaha bani\u2019aadantinimada ee dadka kusoo barakacay dagaalka Somaliland ka wado Laascaanood"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">08 Feb 2023 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, magacaabid Guddiga Arrimaha Bini\u2019aadantinimada ee dadka kusoo barakacay dagaalka Magaalada Laascaanood.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Dowladda Puntland<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a><\/a>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu arkay: Baahida loo qabo in loo diyaar garoobo dadka dhibaatadu kasoo gaartay magaalada Laascaanood.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu arkay: Go\u2019aankii Dowladda Puntland ee ka soo baxay 7-kii Feb 2023 Dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu tixgaliyey: Aqoontooda iyo Waayo-aragnimooda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddiga oo ka kooban Hay\u2019adaha Dowladda, Ganacsato, Culimo iyo Samafelayaal ayaa kala ah:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Cabdi Faarax Siciid Juxa, Guddoomiye.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf Guddoomiye Ku-xigeen.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3. Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Dr Jaamac Faarax Xassan Xubin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">4. Wasiirka Wasaaradda duulista Hawada iyo Garoomada Ilyaas Cismaan Lugatoor Xubin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">5. Wasiirka Wasaaradda warfaafinta Maxamuud Caydiid Dirir Xubin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">6. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo masiibooyinka Layla Cabdi Cartan Xubin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">7. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta Shaakir Maxamed Guuleed Xubin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">8. Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Cabdifatax Maxamed Cabdinuur Xubin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">9. Maxamed Caydiid Caydiid Jaamac Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Xubin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">10. Dr Siciid Warsame Shahaado xubin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">11. Shiikh Fu&#8217;ad Maxamuud Xaaji Nuur Xubin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">12. Shiikh Axmed Yuusuf Daad Xubin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">13. Cabdikaafi Axmed Siciid Ganacsade Xubin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08 Feb 2023 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, magacaabid Guddiga Arrimaha Bini\u2019aadantinimada ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96496,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-96532","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1045,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96532","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=96532"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96533,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96532\/revisions\/96533"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/96496"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=96532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=96532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=96532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}