{"id":96557,"date":"2023-02-10T13:14:55","date_gmt":"2023-02-10T12:14:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96557"},"modified":"2023-02-10T13:14:56","modified_gmt":"2023-02-10T12:14:56","slug":"madaxweyne-deni-oo-magacaabay-guddiga-banaynta-dhulka-dowladda-iyo-furista-jidadka-bosaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96557","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo magacaabay guddiga banaynta dhulka dowladda iyo furista jidadka Bosaso"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">10 Feb 2023 (Puntlandes)\u00a0Iyadoo laga jawaabayo baahida horumarineed ee Magaalada Boosaaso, ayaa Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxa uu magacaabay Guddiga Banaynta Dhulka Dowladda iyo Furista Jidadka Magaalada Boosaaso.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddigaan oo ka kooban Guddoonka Gobolka Bari, kan Degmadda Boosaaso, Taliska Qeybta Booliska Gobolka Bari iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland, waxay u xilsaaran yihiin Banaynta Dhulka Dowladda ee ay deganyihiin dadka shacabka ah iyo dib-u-hagaajinta waddooyinka Degmadda Boosaaso.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Liiska Xubnaha Guddiga: &#8211;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. Axmed Bashiir Muuse Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. Axmed Yaasiin Saalax Wasiir ka Wasaaradda Dekaddaha .<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3. Maxamed Axmed Kulan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">4. Barre Faatax Maxamuud Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">5. Cabdirisaaq Cali Siciid Guddomiaha Gobolka Bari<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">6. Xasan Cabdala Xasan Guddomiyaha Degmada Boosaaso.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">7. Cabdiqaadir Jaamac Dirir Taliyaha Qaybta Gobolka Bari<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">DHAMMAAD.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 Feb 2023 (Puntlandes)\u00a0Iyadoo laga jawaabayo baahida horumarineed ee Magaalada Boosaaso, ayaa Madaxweynaha Dowladda Puntland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96545,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-96557","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":891,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96557","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=96557"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96557\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96558,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96557\/revisions\/96558"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/96545"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=96557"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=96557"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=96557"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}