{"id":96575,"date":"2023-02-11T11:41:38","date_gmt":"2023-02-11T10:41:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96575"},"modified":"2023-02-11T11:41:39","modified_gmt":"2023-02-11T10:41:39","slug":"isimadda-ssc-oo-soo-dhaweeyey-xabadjoojinta-eedeeymo-culus-u-jeediyay-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96575","title":{"rendered":"Isimadda SSC oo soo dhaweeyey Xabadjoojinta eedeeymo culus u jeediyay Somaliland"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">11 Feb 2023 (Puntlandes)\u00a0Garaad Jaamac Garaad Cali &amp; Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo saxaafada kula hadlay magaalada Laascanood ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan Xabad-joojinta Somaliland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">sidoo kale Isimada ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin oo ay wali xabadii magaalada ku garaacayaan, qaar kamid ah guryaha Garaadada xabadaha lala dhacay, dhimasho iyo dhaawac ka dhashay saaka, sidoo kalena beegsanayo xarumaha Caafimaadka ee magaalada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Shirka Jaraa\u2019id ee Isimadda ayaa laga dhexmaqlayaa xabada, taas oo uu Garaad Jaamac Garaad Cali ku sifeeyey in ay tahay mid lagu garaacayo magaalada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Isimadda ayaa sheegay in ay wakiilada caalamiga ah ay u sheegayaan in dhexdhexaadintooda ay guddi xaqiiqo raadin ah u soo diraan magaalada Laascaanod, kaas oo ay damaanad-qaadayaan amnigooda Isimadda dhaqanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 Feb 2023 (Puntlandes)\u00a0Garaad Jaamac Garaad Cali &amp; Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo saxaafada kula&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96251,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-96575","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":970,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96575","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=96575"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96576,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96575\/revisions\/96576"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/96251"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=96575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=96575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=96575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}