{"id":96623,"date":"2023-02-14T12:55:17","date_gmt":"2023-02-14T11:55:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96623"},"modified":"2023-02-14T12:55:18","modified_gmt":"2023-02-14T11:55:18","slug":"muuqaal-ciidanka-somaliland-oo-ka-warbixiyey-dagaalka-laascaanood-kuna-eedeeyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96623","title":{"rendered":"Muuqaal: Ciidanka Somaliland oo ka warbixiyey dagaalka Laascaanood kuna eedeeyey\u2026."},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">14 Feb 2023 (Puntlandes) Taliska ciidanka Somaliland oo warbixin muuqaal ah ka soo saaray dagaalka maalintii 9aad ka socda madaalada Laascaanood ayaa soo saaray qodobada nuxurkoodu yahay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Taliska ciidanka Somaliland ayaa sheegay qodobada nuxurkoodu yahay:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1- In ay la dagaalamayaan dhalinyarro cadiifaysan oo ay argagixiso &amp; Puntland ka dambeeyaan, oo ay PL hubka iyo agabyada bixinayso.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2- In ciidanka SL aysan wali qaadin dagaal, ayna u turayaan bulshada iyo magaalada in ay duntana ay diidan yihiin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3- Isimadda SSC cidna ma maamulaan mana dhageysato hadaladooda, talada waxaa gacanta ku haysa kooxda Alshabaab.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">4- Madaafiicda magaalada lagu garaacayo iyo guryaha la duminayo waxaa ka dambeeya Alshabaab oo kusoo tuuraysa madaafiicda magaalada, si dambiga loo saaro ciidanka SL.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">5- Shaqaaqada Laascaano ka taagan waa soo afjarmi doontaa, ciidankuna waxay fulinayaan amarada Madaxdooda &amp; Xukuumadda Somaliland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">6- Ciidanka SL waa isku filan yahay, Shacabkeenu yeysan noo welwelin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">7- Dagaalka magaalo waa dhib badan yahay, mar kasta cid baa la tooganayaa &#8221; Ciidankeenu gacan kulul ayuu ku dhufanayaa kuwa duulaanka ah&#8221;<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-rich is-provider-embed-handler wp-block-embed-embed-handler wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Ciidanka Somaliland oo ka hadlay dagaalka Magaaladda Laascaanood eedeeyeyna\u2026\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/eML8pS9xOHQ?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Feb 2023 (Puntlandes) Taliska ciidanka Somaliland oo warbixin muuqaal ah ka soo saaray dagaalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96602,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-96623","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1115,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96623","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=96623"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96623\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96625,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96623\/revisions\/96625"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/96602"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=96623"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=96623"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=96623"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}