{"id":96837,"date":"2023-02-23T12:42:57","date_gmt":"2023-02-23T11:42:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96837"},"modified":"2023-02-23T12:42:58","modified_gmt":"2023-02-23T11:42:58","slug":"wasiir-caana-nuug-oo-iscasilay-eedeyn-culsna-u-jeediyay-rw-xamse","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96837","title":{"rendered":"Wasiir Caana-nuug oo iscasilay, eedeyn culsna u jeediyay RW Xamse"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">23 Feb 2023 (Puntlandes)\u00a0Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka XFS, Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug ), ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaas.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Caana-nuug ayaa Wasiirka Duulista Hawada Fardowsa Cismaan Cigaal ku eedeeyey ku tagri-fal awoodeed oo uu sheegay in ay si joogta ah ugu kacdo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waraaq kasoo baxday Wasiir Maxamed Cali ayuu ku eedeeyay Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre wax ka qabasho la,aanta dulmiga iyo awood sheegashada Wasiir Fardowsa Cismaan kula kacayso muwaadiniinta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cMudane Ra\u2019isul Wasaare, tan iyo markii aan la wareegay xilka wasaaradda, waxaa si joogta ah iigu imaan jiray shaqaale iyo qanderaasleyaal dacwo ka ah wasiirka wasaaradda, kuwaas oo ku eedeeyay inay ku takrifal awoodeed iyo baal-maris sharci\u201d ayuu ku yiri warqadda is-casilaadda ee uu u diray Ra\u2019isul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Caana-nuug ayaa sii raaciyay \u201cHaddaba markii aan arkay in si joogto ah shaqaale waajibaadoodka gudanaya ay u ceyrisay, si ay ugu bedesho dad aan ku habbooneyn laguna soo xushay dano gaar ah. Kaddib markii ay i soo gaartay cabashooyin joogto ah, oo shirkado iyo qanderaasleyaal bixiya adeegga garoonka Aadan Cadde, oo heysta ruqasado shaqci ah oo soo maray habraaca sharci ee dalka, kuwa wasaaradda u deggan iyo wax ka qabasha la\u2019aanta Ra\u2019isul Wasaaraha dhammaan eedaha kor ku xusan, waxaan go\u2019aansay in maanta laga billaabo aan caddeynayo inaan iska casilay xilkii Wasiir-dowlaha wasaaradda Gaadiid iyo duulista Hawada.\u201d<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2d2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"799\" height=\"1024\" data-id=\"96839\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2d2-799x1024.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-96839\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2d2-799x1024.jpg 799w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2d2-234x300.jpg 234w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2d2-768x985.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2d2-1198x1536.jpg 1198w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2d2-1024x1313.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1a2d2.jpg 1290w\" sizes=\"auto, (max-width: 799px) 100vw, 799px\" \/><\/a><\/figure>\n<\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 Feb 2023 (Puntlandes)\u00a0Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka XFS, Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug ),&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96838,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-96837","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1270,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=96837"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96840,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96837\/revisions\/96840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/96838"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=96837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=96837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=96837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}