{"id":96873,"date":"2023-02-26T11:19:25","date_gmt":"2023-02-26T10:19:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96873"},"modified":"2023-02-26T11:19:47","modified_gmt":"2023-02-26T10:19:47","slug":"muuqaal-gudoomiyaha-baarlamaanka-somaliland-oo-ku-eedeeyey-md-muse-bixi-inuu-xasuuq-ka-gaystay-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96873","title":{"rendered":"Muuqaal: Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo ku eedeeyey MD Muse Bixi inuu xasuuq ka gaystay Laascaanood"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">26 Feb 2023 (Puntlandes)\u00a0Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cabdirisaaq khaliif oo saxaafadda kula hadlay magaalada Laascaanood ayaa ku eedeeyey maamulka Muuse Biixi inuu magaalada Laascaanood ka gaystay xasuuq iyo barokin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Gudoomiyaha oo ka hadlayey xilka uu hayo ayaa yiri \u201canigu waxaan metelaa Sool, ma metelo Burco, Hargeysa iyo Gabiley mana ihi nin u shaqeeya Muuse sida Wasiir Koore\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Gudoomiya oo ka hadlaya dhiigyacabnimada Madaxweyne Muuse Biixi ayaa yiri \u201d Xarig walba oo nabadda lagu xiro waxa furfura Muuse Biixi.&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Gudoomiyaha ayaa sheegay in talada SSC u taal dadkeeda ayaa yiri \u201cTalada SSC waxay ka go,daa isimada iyo gudida 33 ka ah, halka ay ku taliyaan ayaana lagu khasban yahay\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Gudoomiye Cabdirisaaq oo kufadhiyaa kursiga 3aad ee Somaliland ayaa caddeeyey:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. In Somaliland xasuuq geysatey Laascaanood<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. In Muuse biixi masuuliyaddeeda qaadayo wixii dhacay<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3. Inaysan waxba ka jirin waxaa Laascaanood ka dagaalamaya Argagiso iyo Puntland<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">4. Inay go\u2019aanka SSC leeyihiin Isaimada iyo Guddiga 33 ah.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-rich is-provider-embed-handler wp-block-embed-embed-handler wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Gudoomiya Barlamanka Somaliland \u201dXarig walba oo nabada lagu xiro waxa furfura Muse Bixi, damiyo....&quot;\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/I5M_zvDw3E0?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 Feb 2023 (Puntlandes)\u00a0Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cabdirisaaq khaliif oo saxaafadda kula hadlay magaalada Laascaanood ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96874,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-96873","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1303,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96873","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=96873"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96877,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96873\/revisions\/96877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/96874"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=96873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=96873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=96873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}