{"id":96889,"date":"2023-02-27T11:36:55","date_gmt":"2023-02-27T10:36:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96889"},"modified":"2023-02-27T11:36:56","modified_gmt":"2023-02-27T10:36:56","slug":"akhriso-puntland-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saartay-dagaalka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96889","title":{"rendered":"Akhriso Puntland oo war-saxaafadeed ka soo saartay dagaalka Laascaanood"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">27 Feb 2023 (Puntlandes)\u00a0Dawladda Puntland ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay dagaalka maanlintoo 22aad uu maamulka Muuse  Biixi ku wado shacabka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Sool.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">WAR-SAXAAFADEED.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dagaalka maalintii 22-aad sida tooska ah uga socda magaalada Laascaanood iyo Deegaanada hoos yimaada wuxuu u dhaxeeyaa Dadka Deegaanka oo u dagaalamaya Naftooda, Sharaftooda iyo rabitaankooda masiiriga ah iyo dhinaca kale, ciidamada Somaliland oo qori caaraddiis iyo khasab raba in ay ku meel mariyaan mashruucooda gooni-goosadka ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dagaalkaani waa kacdoon shacab oo ka dhashay dilal qorshaysan, caburin iyo xad-gudubyo <a><\/a>baahsan oo loo gaysanayey dadka Gobolka Sool 15-kii sano ee ugu dambeeyey.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waa dagaal gardarro ah oo keenay xasuuq shacab, Barakac baahsan iyo burbur baaxad leh oo aan horay noociisa loo arag.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaan cadaynaynaa in aan Dowladda Puntland dagaalka qayb ka ahayn, kuna jirin, Mowqifkeedi horena aan waxba iska badalin. Eedaynta Somaliland-na kama duwana kuwii hore ee marin habaabinta ahaa iyo isku day kale oo caalwaaa ah oo ay rabto in ay ku siyaasadayso, kuna qariso xasuuqa ay deegaanka ka waddo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dadka deegaanka oo ay hogaaminayaan Isimadooda dhaqanku iyaga oo xor ah, nabad ah oo aan xabad dhafoorka looga hayn waxa ay xaq u leeyihiin in ay go\u2019aan ka gaaraan rabitaankooda iyo masiirkooda rabulsho.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaan markale Somaliland ugu baaqaynaa in ay si deg deg ah ciidamadeeda ugala baxdo Degaanada Gobolka Sool si gargaar bini\u2019aadantinimo loo gaarsiiyo dadka tabaalaysan ee barakacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Feb 2023 (Puntlandes)\u00a0Dawladda Puntland ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay dagaalka maanlintoo 22aad uu maamulka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":95774,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-96889","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":963,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96889","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=96889"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96889\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96890,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96889\/revisions\/96890"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/95774"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=96889"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=96889"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=96889"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}