{"id":96995,"date":"2023-03-04T16:02:32","date_gmt":"2023-03-04T15:02:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96995"},"modified":"2023-03-04T16:32:55","modified_gmt":"2023-03-04T15:32:55","slug":"somaliland-oo-qaar-ka-mid-ah-ciidamadeeda-kala-baxday-xerada-goojacadde","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=96995","title":{"rendered":"Somaliland oo qaar ka mid ah Ciidamadeeda kala baxday Xerada Goojacadde"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">04 Mars \u00a02023 (Puntlandes) Xerada ay Ciidamada Somaliland ku leeyihiin duleedka magaalada Laascaanood ee Goojacadde ayaa waxay Somaliland ka saartay 4 madfac oo ay baabuur jiidayso kuwaas oo ka mid ahaa kuwii lagu garaacayay magaalada iyo 7 baabuurta dagaalka ah oo Ciidan saaran yahay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u00a0Madaafiicda iyo ciidanka ayaa waxaa la dhaafiyey magaalada Yagoori iyagoo kusii socda Oog, warar kala duwan ayaa kasoo baxaya ujeedada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa la filayaa inuu miro dhalay dadaal xoogan oo ay Mareykanka iyo Itoobiya wadeen kaas oo ah in la qaado ciidanka Somaliland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">16kii bishii hore warar waxay sheegayaan inuu Madaxweyne Biixi u sheegay wakiilada Beesha caalamka in uu ciidankiisa geynayo AdhiCadheeye, balse u baahan yahay damaanad ah in aan looga daba imaanin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 Mars \u00a02023 (Puntlandes) Xerada ay Ciidamada Somaliland ku leeyihiin duleedka magaalada Laascaanood ee Goojacadde&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96996,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-96995","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1207,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96995","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=96995"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97046,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/96995\/revisions\/97046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/96996"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=96995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=96995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=96995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}