{"id":97054,"date":"2023-03-05T11:46:37","date_gmt":"2023-03-05T10:46:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97054"},"modified":"2023-03-05T11:46:38","modified_gmt":"2023-03-05T10:46:38","slug":"gudoomiyaha-baarka-somaliland-oo-suaal-geliyay-in-weli-muuse-biixi-diyaar-u-yahay-xal-nabadeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97054","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Baarka Somaliland oo su\u2019aal geliyay in weli Muuse Biixi diyaar u yahay xal nabadeed.."},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">05 Mars \u00a02023 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif ayaa mar kale su\u2019aal geliyay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu diyaar u yahay xabbad-joojin iyo wada-hadal, si loo joojiyo colaadda Laascaanood.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif oo todobaadkii hore caddeeyay in Muuse Biixi uu diiday dhammaan xal kasta oo lagu keeni lahaa nabadda Laascaanood, ayaa xalay mar kale su\u2019aal geliyay in weli Muuse ka tanaasulay mowqifkiisi colaadda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Gudoomiye Cabdirisaaq ayaa yiri \u201d Runtii waxaan qabaa dhib badan baa dhacday, ciddii gaystana weli kursigii bay fadhidaa waa sax, laakiin mar walba in aan la quusan oo nabad laga shaqeeyo anigu ka guddoomiye ahaan wan qabaa, waxaanse su\u2019aal gelinaya in arrintaas ay suura-gal ka tahay dhanka Muuse<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddoomiyaha ayaa intaas ku daray, in maadaama Muuse Biixi uu xal kasta oo nabadeed hore u diiday, iyadoo aan dhibkan weyn iyo colaaddani dhicin, haddana ay weli calaamad su\u2019aal tahay in uu hadda nabad diyaar u yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 Mars \u00a02023 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif ayaa mar kale su\u2019aal geliyay in madaxweynaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96874,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-97054","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":991,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97054","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=97054"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97055,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97054\/revisions\/97055"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/96874"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=97054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=97054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=97054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}