{"id":97131,"date":"2023-03-09T18:15:37","date_gmt":"2023-03-09T17:15:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97131"},"modified":"2023-03-09T18:15:38","modified_gmt":"2023-03-09T17:15:38","slug":"warsaxaafadeed-dds-somaliland-nafis-siyaasadeed-ayay-ka-raadinaysaa-sheegida-cadow-aan-jirin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97131","title":{"rendered":"Warsaxaafadeed DDS \u201cSomaliland nafis siyaasadeed ayay ka raadinaysaa sheegida cadow aan jirin&#8221;"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">08 Mars \u00a02023 (Puntlandes) Xukuumadda dawlad Deegaanka Soomaali State, (DDS), ayaa beenisay sheegashada Somaliland ee ah in ciidan ka mid ah xoogga gaarka ah ee deegaanka Soomaalida ay qeyb ka yihiin dagaalka Laascaanood.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cWaxaan u sheegaynaa xukuumadda Soomaaliland in aysan jirin ciidan ka tirsan DDS oo qayb ka ah colaada Laascaanood, waxaana cambaareeynaynaa eedeeymaha masuuliyad-daradda ah ee dhankooda ka yimid\u201d ayaa lagu yiri warka DDS.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cIn kasta oo Xukuumadda DDS ay dadaal dheer iyo dulqaad badan ka muujisay in ayna ka jawaabin eedeeymo iyo dacwooyin badan oo si isdaba joog ah uga soo yeedhayay masuuliyiin ka tirsan maamulka Soomaaliland oo la xidhiidha isla arintan, waxaa muuqata in maamulka Soomaaliland nafis siyaasadeed ka raadinayo inuu farta ku fiiqo cadaw aan jirin si uu u maareeyo su\u2019aalaha kaga imanaya gudaha iyo dibada ee la xidhiidha Xaaladda ka aloosan Gobolka Sool\u201d ayaa markale lagu yiri warkan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Somaliland ayaa loogu yeeray in ay ka fiirsadaan hadaladooda,kuwaas kala fogeynaya shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cWaxaan markale ugu baaqaynaa maamulka Soomaaliland inay ka waantoobaan hadaladda iyo ficiladda kala fogeeyn kara shacabka walaalaha ee DDS iyo Soomaaliland\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka DDS:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Warsaxaafadeed ka soo baxay Xukuumadda DDS<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">9 March 2023.GC<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Shir ay maanta oo ay taariikhdu tahay 9 March 2023 yeesheen Golaha Wasiiradda ee Maamulka Soomaaliland ayaa lagu sheegay inay jiraan ciidamo ka tirsan Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) oo qayb ka ah colaada ka socota magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a><\/a>Waxaan u sheegaynaa xukuumadda Soomaaliland in aysan jirin ciidan ka tirsan DDS oo qayb ka ah colaada Laascaanood, waxaana cambaareeynaynaa eedeeymaha masuuliyad-daradda ah ee dhankooda ka yimid.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">In kasta oo Xukuumadda DDS ay dadaal dheer iyo dulqaad badan ka muujisay in ayna ka jawaabin eedeeymo iyo dacwooyin badan oo si isdaba joog ah uga soo yeedhayay masuuliyiin ka tirsan maamulka Soomaaliland oo la xidhiidha isla arintan, waxaa muuqata in maamulka Soomaaliland nafis siyaasadeed ka raadinayo inuu farta ku fiiqo cadaw aan jirin si uu u maareeyo su\u2019aalaha kaga imanaya gudaha iyo dibada ee la xidhiidha Xaaladda ka aloosan Gobolka Sool.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaan markale ugu baaqaynaa maamulka Soomaaliland inay ka waantoobaan hadaladda iyo ficiladda kala fogeeyn kara shacabka walaalaha ee DDS iyo Soomaaliland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u2014\u2014 Dhamaad \u2014\u2014<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08 Mars \u00a02023 (Puntlandes) Xukuumadda dawlad Deegaanka Soomaali State, (DDS), ayaa beenisay sheegashada Somaliland ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":97133,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-97131","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1481,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97131","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=97131"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97134,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97131\/revisions\/97134"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/97133"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=97131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=97131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=97131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}