{"id":97143,"date":"2023-03-11T12:46:34","date_gmt":"2023-03-11T11:46:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97143"},"modified":"2023-03-11T12:46:35","modified_gmt":"2023-03-11T11:46:35","slug":"xisbiga-kulmiye-oo-xisbiga-ka-saaray-siyaasiga-saamaynta-weyn-ku-leh-gobolka-awdal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97143","title":{"rendered":"Xisbiga Kulmiye oo Xisbiga ka saaray siyaasiga saamaynta weyn ku leh gobolka Awdal"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">11 Mars \u00a02023 (Puntlandes) Xisbiga ka arimiya Somaliland ee Kulmiye ayaa Xisbiga ka saaray siyaasiga saamaynta weyn ku leh gobolka Awdal ee Axmed Muumin Seed.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Seed oo hore u ahaa wasiirkii Beeraha ayaa Kulmiye laga saaray kadib markii uu gef ku tilmaamay bannaan-baxyada xukuumaddu daba ka riixaysay ee ka dhacay Hargeysa, Burco iyo Gaboley ee lagu taageerayey burburinta iyo dagaalka ay Ciidamada Somaliland ka wadaan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Axmed Muumin Seed ayaa Kulmiye ku biiray sannadkii 2017 kadib markii uu ka carooday xisbiga Waddani oo uu waayay jagada musharraxa madaxweyne ku-xigeen oo uu doonayay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xilligaasi waxa uu jeediyay khudbad caan noqotay oo ahayd \u201c Waa innoo Boorama\u201d kadibna waxa uu horseed ka noqday guushii xisbiga Kulmiye ee lagu doortay madaxweyne Biixi, isagoo taageerayaal badan u keenay Kulmiye.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waa suuragal in uu markale boorka ka jafo oo reer Kulmiye ku yiraahdo \u201dwaa innoo Boorama\u201d, isagoo taaageeraya Xisbi kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 Mars \u00a02023 (Puntlandes) Xisbiga ka arimiya Somaliland ee Kulmiye ayaa Xisbiga ka saaray siyaasiga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":97144,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-97143","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1126,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97143","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=97143"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97143\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97145,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97143\/revisions\/97145"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/97144"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=97143"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=97143"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=97143"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}