{"id":97146,"date":"2023-03-11T13:56:38","date_gmt":"2023-03-11T12:56:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97146"},"modified":"2023-03-11T13:56:38","modified_gmt":"2023-03-11T12:56:38","slug":"madaxweyne-deni-oo-soo-saaray-xeer-madaxweyne-oo-ku-saabsan-hirgelinta-khidmadaha-shatiyada-iyo-jaangoynta-canshuuraha-kmg-ee-khayraadka-macdenta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97146","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo soo saaray Xeer Madaxweyne oo ku saabsan Hirgelinta Khidmadaha Shatiyada iyo Jaangoynta Canshuuraha KMG ee Khayraadka Macdenta"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">11 Mars \u00a02023 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne oo ku saabsan Hirgelinta Khidmadaha Shatiyada iyo Jaangoynta Canshuuraha Ku-meel gaarka ah ee Khayraadka Macdenta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Hoos ka akhriso Xeerka madaxweyne:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Boosaaso: 11 March 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 14 ee 8-da March 2023, kuna saabsan Hirgelinta Khidmadaha Shatiyada iyo Jaangoynta Canshuuraha Ku-meel gaarka ah ee Khayraadka Macdenta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Dowladda Puntland<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntand Qodobkiisa 54-aad<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a><\/a>Markuu arkay: Baahidda loo qabo ka faa\u2019iidaysiga Khayraadka Dabiiciga ah ee dalka gaar ahaan noocyada kala duwan ee Macdenta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu arkay: In aanay jirin Sharci dhaqangal ah oo lagu canshuuro ama lagu bixiyo shatiyadda Khayrkaadka Macdenta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu arkay: In ay lagama maarmaan tahay in la helo habraaca lagu jaangoynayo canshuurta iyo khidmadaha ka ganacsiga iyo dhoofinta Khayrkaadka Macdenta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu tixgeliyey: Talo soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Tamarta Macdenta iyo Biyaha Dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wuxuu Xeeriyey:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. Wasaarada Tamarta, Macdanta iyo Biyaha ayaa masuulka ah bixinta Shatiyada ka gancasiga iyo dhoofinta macanta. Shatiyadaas oo waajib ku ah cid kasta oo ka ganacsanaysa khayraadka macdenta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. Waxaa si kumeel gaar ah loo go\u2019aamiyey (jaangooyey) Canshuurta ku waajibtay dhammaan macdanta laga dhoofinayo Dekedaha, Garoomada diyaaradaha iyo Xuduudaha kale ee Dowlada Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3. Waxaa la farayaa Wasaaradda Tamarta, Macdenta iyo Biyaha in ay muddo kooban gudohood ku soo diyaariso Sharciga iyo Siyaasadaha ka faa\u2019iidaysiga Khayraadka Macdenta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">4. Inta laga soo diyaarinayo Sharciga iyo Siyaasadaha ka faa\u2019iidaysiga Macdenta, waxaa si ku meel gaar ah loogu dhaqmayaa Xeerkaan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">5. Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 Mars \u00a02023 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":97050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-97146","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1019,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97146","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=97146"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97146\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97147,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97146\/revisions\/97147"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/97050"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=97146"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=97146"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=97146"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}