{"id":97152,"date":"2023-03-12T11:02:29","date_gmt":"2023-03-12T10:02:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97152"},"modified":"2023-03-12T11:02:53","modified_gmt":"2023-03-12T10:02:53","slug":"madaxweyne-deni-oo-xeer-ku-astaynteeyey-maalinta-doorashadda-goleyaasha-deegaanka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97152","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo Xeer ku astaynteeyey maalinta doorashadda goleyaasha deegaanka Puntland"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">12 Mars \u00a02023 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer madaxweyne oo uu soo saaray ku astaynteeyey maalinta doorashadda goleyaasha deegaanka Puntland, taas oo ah 25 maajo 2023ka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Hoos ka akhriso Xeerka madaxweynaha<\/strong>:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Boosaaso: 12 March 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 17 ee 12-da March 2023, kuna saabsan Astaynta Maalinta Doorashadda Goleyaasha Deegaanka Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynaha Dowladda Puntland<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a><\/a>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 80-aad farqadiisa 15-aad<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu arkay: Xeerka Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka qodobkiisa 6-aad<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu arkay: Warqadda ka soo baxday Guddiga Ku meel gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland, Sumadeeduna tahay GDP\/10\/2023, kuna taariikhaysan 11\/03\/2023 Ujeedadeeduna Mudeynta Maalinta Doorashada Goleyaasha Deegaanka Dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wuxuu Xeeriyey:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. Waxaa si rasmi ah loo asteeyey taariikhda Doorashadda Goleyaasha Deegaanka Dowladda Puntland oo laga dhigay maalinta Khamiista ah ee 25-05-2023.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 Mars \u00a02023 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer madaxweyne oo uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96496,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-97152","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1160,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97152","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=97152"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97152\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97154,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97152\/revisions\/97154"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/96496"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=97152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=97152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=97152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}