{"id":97379,"date":"2023-03-26T13:21:43","date_gmt":"2023-03-26T11:21:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97379"},"modified":"2023-03-26T13:21:43","modified_gmt":"2023-03-26T11:21:43","slug":"ku-simaha-madaxweynaha-dowladda-puntland-oo-magacaabay-agaasimayaal-guud","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97379","title":{"rendered":"Ku-simaha Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Agaasimayaal guud"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">26 March 2023 (Puntlandes) Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo saaray, Xeer Ku-sime Madaxweyne Lr006 iyo Lr007, March 26, 2023, kuna saabsan Magacaabid Agaasimeyaal guud.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ku-simaha Madaxweynaha dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a><\/a>Markuu arkay:- Dastuurka dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu arkay:- Baahida loo qabo dar-dargelinta Shaqada ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo Wasaarada Beeraha iyo Waraabka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Markuu arkay:- Aqoonta, kartida iyo waayo-aragnimadooda Shaqo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wuxuu xeeriyey.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. Waxaa Cawil Maxamuud Cali (Kabaweyne) loo magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. Waxaa C\/kariin Axmed Jaamac loo magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaarada Beeraha iyo waraabka dowladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">====DHAMMAAD=====<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 March 2023 (Puntlandes) Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":97050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-97379","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1247,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97379","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=97379"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97380,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97379\/revisions\/97380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/97050"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=97379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=97379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=97379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}