{"id":97808,"date":"2023-05-03T11:47:33","date_gmt":"2023-05-03T09:47:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97808"},"modified":"2023-05-03T11:57:41","modified_gmt":"2023-05-03T09:57:41","slug":"rw-xamse-oo-magacaabay-xubno-wasiirro-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97808","title":{"rendered":"RW Xamse oo markuu tixgeliyay Talada Madaxweynaha magacaabay xubno wasiirro ah"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">03 May 2023 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa <strong>Markuu tixgeliyay Talada Madaxweynaha<\/strong> waxa uu magacaabay labo xubnood oo ka mid noqonaya golaha wasiirrada DFS.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"> Labada Xubnood ayaa kala ah:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. Mudane Cabdikariim Cabdow Xaydar \u2013 Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. Mudane Axmed Jaamac Cumar \u2013 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xilka loo magacaabay Xildhibaan C\/kariin Cabdow Xeydar ee Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa waxaa horay isaga casilay Xildhibaan Maxamed Cali Cumar Caananuug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale Xilka loo magaabay Axmed Jaamac Cumar ee Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa waxaa horay u baneeyay Sulub Axmed Firin, kaddib markii loo magacaabay Taliyaha Booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 May 2023 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Markuu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":97809,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-97808","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1247,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97808","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=97808"}],"version-history":[{"count":6,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97808\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97817,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97808\/revisions\/97817"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/97809"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=97808"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=97808"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=97808"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}