{"id":9789,"date":"2015-06-09T12:53:21","date_gmt":"2015-06-09T10:53:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9789"},"modified":"2015-06-09T12:53:21","modified_gmt":"2015-06-09T10:53:21","slug":"madaxweyne-gaas-oo-xuubsireed-u-magacaabay-agaasime-ku-xigeenka-hayadda-sirdoonka-puntlanad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9789","title":{"rendered":"Madaxweyne Gaas oo Xuubsireed u magacaabay Agaasime ku xigeenka Hay&#8217;adda Sirdoonka Puntlanad"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/119.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"  wp-image-9790 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/119-300x231.png\" alt=\"119\" width=\"392\" height=\"302\" \/><\/a><\/p>\n<p>9 jun 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa\u00a0Xuseen Maxamed Maxamud Xuubsireed u magacaabay Agaasime ku xigeenka Hay\u2019adda Sirdoonka Puntland ee PIA,<\/p>\n<p>Agaasime Xuubsireed\u00a0ayaa horay waxa uu u ahaa Agaasimaha\u00a0Hay\u2019adda Daryeelka Puntland oo sanadii 2013 uu u magacaabay madaxweynihii hore ee Puntland Faroole kadibna\u00a0Madaxweyne Gaas ayaa ka qaaday Xilkaas sanadkii hore,<\/p>\n<p>Xuseen Maxamed Maxamud Xuubsireed ayaa waxa kaloo uu soo noqday Afhayeenkii madaxweynihii DFS AUN Cabdulaahi Yuusuf Axmed waana Siyaasi aad caan uga Guud ahaan Soomaalida.<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ugu Hambalyaynaysa Xilkaas Culus oo loo magacaabay\u00a0Xuubsireed.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>9 jun 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa\u00a0Xuseen Maxamed Maxamud Xuubsireed u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9789","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1665,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9789","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9789"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9789\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9791,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9789\/revisions\/9791"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9789"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9789"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9789"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}