{"id":97931,"date":"2023-05-06T14:03:09","date_gmt":"2023-05-06T12:03:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97931"},"modified":"2023-05-06T14:03:10","modified_gmt":"2023-05-06T12:03:10","slug":"guddoomiyaha-baarlamaanka-puntland-oo-magacaabay-guddiga-kasoo-talo-bixinta-wax-ka-bedelka-dastuurka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97931","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo magacaabay guddiga kasoo talo bixinta wax-ka bedelka dastuurka Puntland"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">06 May 2023 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta oo taariikhdu tahay 06 May, 2023 magacaabay Guddiga kasoo talo bixinta Wax-ka bedelka Dastuurka Dawladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">MARKUU ARKAY: Dastuurka Dawladda Puntland Qodobadiisa 64-aad iyo 139-aad.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">MARKUU ARKAY: Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada DPL Qodobadiisa 8-aad faqradiisa 11-aad iyo 3-aad farqadiisa 22-aad.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">MARKUU ARKAY: Soo gudbinta Madaxweynaha Tixraac MW\/DPS\/52\/2023 ee 06\/05\/ 2023<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">MARKUU LA TASHADAY: Guddoomiye ku-xigeennada Golaha Wakiillada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">WUXUU MAGACAABAY: Guddiga Magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, si ay falan-qeyn ugu sameeyaan wax-ka-beddelka Dastuurka Dawladda Puntland ee Xukuumaddu soo jeedisay, kadibna Golaha u soo gudbiyaan talobixintooda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">1. Xil. Sharmarke Cali Cilmi ( Guddoomiye)<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">2. Xil. Maxamed Cabdi Faarax ( Xubin)<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">3. Xil. Ismaaciil Cabdi Abtiile ( Xubin)<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">4. Xil. Cabdiraxmaan Cali Jibriil (Xubin)<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">5. Xil. Maxamed Cabdi Warsame (Xubin)<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa Guddiga kaalinaya Agaasimaha Xeerarka iyo Xeer-dejinta Golaha Wakiillada DPL Cabdinuur Xasan Maxamed iyo Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Golaha Wakiillada Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Maxamed<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wada-shaqeyn Wacan<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Mudane. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 May 2023 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96819,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-97931","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1147,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97931","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=97931"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97932,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97931\/revisions\/97932"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/96819"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=97931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=97931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=97931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}