{"id":97939,"date":"2023-05-07T17:44:10","date_gmt":"2023-05-07T15:44:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97939"},"modified":"2023-05-07T17:44:10","modified_gmt":"2023-05-07T15:44:10","slug":"dastuuriga-ah-ee-puntland-oo-loo-gudbiyey-cabasho-dastuuri-ah-oo-ka-dhan-ah-goaannadii-baarlammaanka-iyo-maxkamadda-sare-ee-hore-ee-xasaanadda-uga-qaadeen-8da-xildhibaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=97939","title":{"rendered":"Dastuuriga ah ee Puntland oo loo gudbiyey cabasho dastuuri ah oo ka dhan ah go&#8217;aannadii Baarlammaanka iyo Maxkamadda sare ee hore ee xasaanadda uga qaadeen 8da Xildhibaan"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">07 May 2023 (Puntlandes) Maxkamadda Dastuuriga ah ee Puntland ayaa maanta loo gudbiyey cabasho dastuuri ah oo ka dhan ah go&#8217;aannadii Baarlammaanka iyo Maxkamadda sare ee hore ee xasaanadda looga qaadeen 8-da Xildhibaan ee Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Garyaqaan Horreeye Siciid oo qareen u ah siddeeda mudane ayaa dacwadda u gudbiyeu maxkamadda, isaga oo sharci-darro ku tilmaamay sida xasaanadda looga xayuubshey xildhibaannadaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dacwaddan ayaa noqonaysa cabashadii ugu horraysey ee dastuuri ah Soomaaliya guud ahaan, tan iyo markii la dhisay maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 May 2023 (Puntlandes) Maxkamadda Dastuuriga ah ee Puntland ayaa maanta loo gudbiyey cabasho dastuuri&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":97940,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-97939","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1143,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97939","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=97939"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97941,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/97939\/revisions\/97941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/97940"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=97939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=97939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=97939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}