{"id":9810,"date":"2015-06-10T12:57:41","date_gmt":"2015-06-10T10:57:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9810"},"modified":"2015-06-10T12:57:41","modified_gmt":"2015-06-10T10:57:41","slug":"sawiro-qurba-joogta-puntland-ee-finland-oo-casho-sharaf-u-sameysay-danjire-maxamed-cali-ameeriko","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9810","title":{"rendered":"Sawiro: Qurba-Joogta Puntland ee Finland oo Casho Sharaf u Sameysay Danjire Maxamed Cali Ameeriko"},"content":{"rendered":"<div>\n<div dir=\"ltr\">Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo maalmahaan booqasho ku marayay dalalka Waqooyiga Yurub isla markaana kulamo kala duwan la qaadanayay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalkaasi ayaa magaalada Helsinki ee dalka Finland waxaa Kulan Iyo Casho sharafba u sameeyey \u00a0Qurba-joogta Puntland ee Finland \u00a0wuxuu la kulmay aqoonyahano Reer Puntland \u00a0iyagoona ka wadahadlay arrimo muhiim ah oo ku saabsan arimaha somaliya iyo wixii xal waaro looga gaari lahaa kusoo dabaalida nabad.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Casho sharaftaas \u00a0oo ay soo agaasintay jaaliyadda Puntland ayaa aqoonyahanadii ka soo qeyb galay waxaa ka mid ahaa Danjire Cali qaasim ,Cabdulaahi Maxamed Sahal iyo \u00a0C\/Casiis Cali Ibraahim (Xildhibaan)oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee qurba joogta ah isla markaana qoraa bugaagta dhaqanka.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Munaasabadda kulanka \u00a0Casho Sharafta Loo Sameeyey Danjire Maxamed Cali Ameeriko ayaa waxaa ka hadlay aqoonyahanada Soomaalida ee dalka\u00a0Finland \u00a0degan, waxayna sheegeen in Danjiraha soo dhoweynta qiimaha badan ee loogu sameynayo dalalka Yurub uu ku kasbaday mudan yahayna in taalo loo sameeyo<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Danjire Ameeriko oo ahaa safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya ayaa mudadii uu xilka hayay waxaa lagu xusuustaa waxqabad muuqda, isagoo dadaallo aan hagar lahayn u galay sidii Soomaalida dalkaasi ku dhibaateysan loo caawin lahaa.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Kulankan ay wada qaateen Danjiraha iyo Qurba-joogta Reer Puntland ee Finland ayaa ku saabsanaa sagootin masuulkan qaran iyo Xog-waran dardaaran iyo waada tashi dhexmaray jaaliyada iyo Danjiraha .<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Shacabka\u00a0Reer Puntland\u00a0ayey caadadood tahay sooryada iyo ixtiraamka,qadarinta ay\u00a0 marwalba ku qaabilaan masuuliyiinta qaranka Soomaliyeed ee safarada shaqo ku taga wadamada ay ku dhaqan yihiin jaaliyadaha soomaliyeed ee ay marwalba ka muuqato wadaniyada iyo geesinimada ay u hayaan dalkooda hooyo.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Gudoomiyaha Dalada Qurba-joogta Puntland ee Finland Mudane Cabdiqani Axmed Ducaale ayaa danjiraha warbixin kooban kasiiyey waxqabadka jaaliyada sidoo kale gudoomiyaha ayaa ku amaanay dadaalkii iyo waxqabadkiisa danjire Maxamed \u00a0cali Ameeriko kulana dardaarmay inuu somali mideeyo una israago sidii umada somaliyeed dib u heshiin sax ah loogu abuuri lahaa iyo cadaalad.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Gudoomiye ku xigeen Dalada Qurba-joogta Puntland ee Finland Maxamud \u00a0Cabdirahman \u00a0shiinnle ayaa dhankiisa sheegay sida shaqadiisa dowliga aheed uqabanayey tusaale ahaan isdhaxgalka shacabka ku noolaa Naitobi iyo xeryaha qaxootiga taasoo muujineyso inuu ahaa masuul dadkiisa ka dhexmuuqda.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Afhayeenka Dalada qurba joogta reer Puntland Mudane Asad Caalim \u00a0ayaa danjiraha ku baraaryjiyey xerada dhadhaab inuu ka qeybqaato dib u celinta qaxootiga xerada ku jira ee uusan noqon mid shisheeye ku gorgortamaan celintooda sidoo kale afhayeenka ayaa danjiraha usoo jeediyey in uu sameeyo hey~ad somalida dhexdeeda ah oo qabanqaabisa sidii ugu wanaagsaneyd ee qaxootigaas lagu celin lahaa dhulkoodii hooyo lana kaashado qurba joogta somaliyeed.<\/div>\n<p>Gudoomiye ku Xigeenka Golaha Dhexe ee Dalada qurba-joogta puntland Cabdulqaadir Canoow ayaa dhankiisa la dardaarmay Danjiraha ku dhiirageliyey inuu dadaalkiisa sii wado aruuriyana dhamaan umada somaliyeed meel walba ay joogaan Camoow wuxuu xusay inuu ku faraxsan yahay in danjiraha soo booqdo Finland jaaliyadana ay garab taagan tahay.<\/p>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage4\">\n<div class=\"oneComWebmail-ecxinlineImage\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/436\/6?contentId=inlineImage4\" alt=\"\" width=\"602\" height=\"452\" \/><\/div>\n<\/div>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage3\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/436\/5?contentId=inlineImage3\" alt=\"\" width=\"604\" height=\"453\" \/>\n<\/div>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage2\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/436\/3?contentId=inlineImage2\" alt=\"\" width=\"593\" height=\"445\" \/>\n<\/div>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage1\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/436\/4?contentId=inlineImage1\" alt=\"\" width=\"593\" height=\"445\" \/>\n<\/div>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage0\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/436\/2?contentId=inlineImage0\" alt=\"\" width=\"589\" height=\"442\" \/>\n<\/div>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage2\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/436\/3?contentId=inlineImage2\" alt=\"\" width=\"594\" height=\"446\" \/>\n<\/div>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage11\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/436\/13?contentId=inlineImage11\" alt=\"\" width=\"589\" height=\"442\" \/>\n<\/div>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage10\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/436\/12?contentId=inlineImage10\" alt=\"\" width=\"587\" height=\"440\" \/>\n<\/div>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage9\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/436\/11?contentId=inlineImage9\" alt=\"\" width=\"586\" height=\"440\" \/>\n<\/div>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage8\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/436\/10?contentId=inlineImage8\" alt=\"\" width=\"580\" height=\"435\" \/>\n<\/div>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage7\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/436\/9?contentId=inlineImage7\" alt=\"\" width=\"578\" height=\"434\" \/>\n<\/div>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage6\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/436\/8?contentId=inlineImage6\" alt=\"\" width=\"580\" height=\"435\" \/>\n<\/div>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage5\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/436\/7?contentId=inlineImage5\" alt=\"\" width=\"577\" height=\"769\" \/>\n<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<\/div>\n<div>\n<div id=\"oneComWebmail-ecxinlineImage12\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/436\/14?contentId=inlineImage12\" alt=\"\" width=\"580\" height=\"435\" \/><\/div>\n<div>Puntlandes.com\n<\/div>\n<\/div>\n<div>\n<div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo maalmahaan booqasho ku marayay dalalka Waqooyiga Yurub isla markaana kulamo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":9811,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9810","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1359,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9810","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9810"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9810\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9812,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9810\/revisions\/9812"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9811"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9810"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9810"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9810"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}