{"id":9813,"date":"2015-06-10T21:03:53","date_gmt":"2015-06-10T19:03:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9813"},"modified":"2015-06-10T21:03:53","modified_gmt":"2015-06-10T19:03:53","slug":"daawo-video-dhamaystiran-guddoonka-baarlamaanka-dfs-oo-ka-been-sheegay-mooshinkii-ay-kooxda-xasan-ka-keeneen-baarlamaanka-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9813","title":{"rendered":"Daawo Video dhamaystiran: Guddoonka baarlamaanka DFS oo ka been sheegay mooshinkii ay Kooxda Xasan ka keeneen Baarlamaanka Jubaland"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/121.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"  wp-image-9814 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/121-300x220.png\" alt=\"121\" width=\"506\" height=\"371\" \/><\/a><\/p>\n<p>10 jun 2015 (Puntlandes) \u00a0Gudoonka Baarlamaanka DFS ayaa 6dii jun waxay sheegeen in ay meel mariyeen mooshin ka dhan ah Baarlamaanka Jubbaland, taasoo aysan u haysan wax sharciyad ah laakiin ay tahay Fawdo abuur.<\/p>\n<p>Kulankaas ay ku sheegeen inay meel mariyen Mooshikii ka dhanka ahaa Baarlamaanka jubaland ma ahayn mid waafaqsan sharciga marka la fiiriyo Kooramka Baarlamaanka oo aan dhamaystirnayn iyo coddeynta oo aan u dhicin si sharciga waafaqsan.<\/p>\n<p>Guddoomiyey kuxigeenka koowaad Jeylaani Nuur Iikar oo kulanka shir guddoominaayey waxa uu sheegay in ay fadhiyaan hoolka 102 xildhibaan markii ay dhacday coddeynta aan sharciga waafaqsanayn waxa u sheegay in ay coddeeyeen 142 xildhibaan kuwaasi oo 132 kamid ah ay mooshinka taageereen halka inta kale ay isugu jireen kuwo diiday iyo kuwa ka aamusay.<\/p>\n<p>Mooshinkaan Sharcidarada ah ayaa waxaa gadaal ka taagnaa walina taageersan Madaxweynha DFS Xasan Sheekh oo u taagan u hiilinta Qabiil Shacidaro ku socda isagoon marnaba ka xishoonayn ku tumashada dawaladnimada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Halkan hoose ka daawo Videow muujinaaya sidii wax u dheceen June 6-2015<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/fn67CJjuU9w\" width=\"560\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9815 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/121a.png\" alt=\"121a\" width=\"640\" height=\"473\" \/><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 jun 2015 (Puntlandes) \u00a0Gudoonka Baarlamaanka DFS ayaa 6dii jun waxay sheegeen in ay meel&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9813","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1496,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9813","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9813"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9816,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9813\/revisions\/9816"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}