{"id":987,"date":"2014-07-28T14:27:54","date_gmt":"2014-07-28T12:27:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=987"},"modified":"2014-07-28T16:01:59","modified_gmt":"2014-07-28T14:01:59","slug":"fadeexad-dhagayso-dr-gaas-oo-ka-jawaabaya-suaalo-ay-waydiiyeen-baarlamaanka-puntland-oo-ku-saabsan-xiriirka-isaga-iyo-dfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=987","title":{"rendered":"Fadeexad: Dhagayso Dr Gaas oo ka jawaabaya su,aalo ay waydiiyeen Baarlamaanka Puntland oo ku saabsan xiriirka isaga iyo DFS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Garowe (Pes):<\/strong>\u00a0Madaxweynaha Puntland Dr Gaas ayaa wuxuu hortagay Baarlamaanka Puntland,23-07-2014, iyagoo halkaas ku waydiiyey su,aalo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland.<\/p>\n<p>Hadaba su,aalahaas oo ahaa kuwii ka guuxayey dhamaan shacabka reer Puntland muxuu ku jawaabay Dr gaas? Sidii caadada u ahayd marin habaabin iyo jawaab xaqiiqda ka fog.<\/p>\n<p>&#8220;Reer Puntland ha la xisaabtameen u\u00a0matalaya Baarlamaanka DFS&#8221; Dr Gaas arintaas sheegay inagoo og in Xamar aysan joogin dowlad u shaqaynaysa qaab dowladnimo.: Laguna dilayo xildhibaanada uu leeyahay waa idin metelaan reer Puntlandiyoow.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxay warbaahin Puntlandes idiin soo gubinaysaa su,aalaha iyo jawaabihii Gaas ka bixiyey. Waxayna ku horeynaynaa xiriirka Gaas iyo DFS iya dhulka Puntland ee la haysto.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>1-Hoos ka dhagayso Xillibaan su,aalihii ay xildhibaanadu waydiiyeen iyo jawaabta uu Dr Gaas bixiyey<\/strong><\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-987-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/Jawaab-Gaas-fed-iyo-ssc.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/Jawaab-Gaas-fed-iyo-ssc.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/Jawaab-Gaas-fed-iyo-ssc.wav<\/a><\/audio><br \/>\n<strong>2-Hoos ka dhagayso Dr Gaas &#8220;Baarlamaanka Xamar sharcigii lagu heshiiyey waa badelikaraa&#8221;<\/strong><\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-987-2\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/Jawaabtii-Gaas-DFS.wav?_=2\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/Jawaabtii-Gaas-DFS.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/Jawaabtii-Gaas-DFS.wav<\/a><\/audio>\n<p>Xafiiska wararka<br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garowe (Pes):\u00a0Madaxweynaha Puntland Dr Gaas ayaa wuxuu hortagay Baarlamaanka Puntland,23-07-2014, iyagoo halkaas ku waydiiyey su,aalo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-987","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2090,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/987","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=987"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/987\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":997,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/987\/revisions\/997"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=987"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=987"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=987"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}