{"id":9931,"date":"2015-06-14T09:43:05","date_gmt":"2015-06-14T07:43:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9931"},"modified":"2015-06-14T09:47:45","modified_gmt":"2015-06-14T07:47:45","slug":"baaq-ku-wajahan-qurba-jogta-ka-soo-jeeda-gobolka-wardheeree-dawlad-deegaanka-soomaalida-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=9931","title":{"rendered":"Baaq  ku wajahan Qurba  jogta ka soo jeeda Gobolka Wardheer,ee  Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya"},"content":{"rendered":"<div class=\"mailView--content-section\">\n<div class=\"mailFrame\" data-bind=\"foreach:mail.inlineParts,visible:mail.isLoaded()\">\n<div class=\"mailPart\" data-bind=\"html:htmlContent,afterRender:setDomReference\">\n<div class=\"oneComWebmail-html oneComWebmail-mail\">\n<div class=\"hmmessage oneComWebmail-body\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div style=\"text-align: justify;\">14 jun 2015 (Puntlandes) Siyaasiinta ka soo jeeda Gobolka Doollo), \u00a0Wardheer, ee \u00a0Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa \u00a0baaq u diray,qurba joogta ka soo jeeda Gobolkaas Wardheer, baaqaas oo \u00a0ku aadan inay ka qayb qataan hormarinta Gobolka \u00a0Wardheer, iyo guud ahaan-baa dawlad deegaanka Soomaaida Itoobiya.<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\"><\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Xildhibaano siyaasiin \u00a0iyo wax garadka Degmooyinka \u00a0Gobolka Wardheer \u00a0ee is maamulka Soomalida Itoobiya ayaa \u00a0waxay baaq \u00a0u dirayaan \u00a0 Qurba joogta,aqoonyahannada \u00a0iyo Ganacsatada, \u00a0u dhashay Gobolka Wardheer, inay ka qayb qataan hormarinta \u00a0dhulkooda. \u00a0xildhibaano \u00a0iyo siyaasiin \u00a0muddooyinkaan socdaal ku marayey Gobolka Wardheer \u00a0ayaa waxay \u00a0fariin u dirayaan qurba Jogta Gobolka Doollo.<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\"><\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Xildhibaano heer \u00a0federal,iyo heer, heer Kilir ee laga soo doortay \u00a0Gobolka wardheer \u00a0gaar ahaan \u00a0Degmooyinka Bookh Gallaadi iyo Centaraka), Qalloocaan, ayaa socdaal ku tagay halkaas \u00a0ayaga oo \u00a0deegaankaas \u00a0kula shiray bulshada \u00a0qaybaheeda kala duwaan si ay ugu \u00a0kuur galaan una qimeeyaan \u00a0baahiyaha degmooyinkaas ka jira,<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\"><\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Xildhibaanad \u00a0Kaamil Ahmed Nuur,( Kaamil Goodamood)oo ah Xildhibaan heer Federala ayaa baaq \u00a0u dirtay Qurba), joogta \u00a0kasoo jeeda Gobolka Doollo ee magaallo madaxdiisi tahay Wardheer, \u00a0waxay ugu baaqday inay dhulkooda maal gashi ku samaystaan \u00a0kuna soo labtaan, oo ay is garab istagaan xukumadda iyo shacabku dadaalada ay wadaan ee ku aadan hormarinta \u00a0dawlad deegaanka Soomaalida Ethioia, \u00a0gar ahaana Gobolka doollo oo ay tiri \u00a0waxaa meesha ka maqaan kaalintii Qurba jogta \u00a0Gobolka u dhalatay.<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\"><\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Xildhibaanad Kaamil Ahmed Nuur, \u00a0mar ay hadalkeeda sii watatay ayeey tiri \u00a0maanta Waxaan qurba jogta Dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia u sheegaya inay \u00a0 leeyihiin dhul \u00a0nabada oo ku naaloonaya hormar iyo xasiloni \u00a0waxaana looga baahan yahay Qurba jogta inay ku soo labtaan dalkooda kuna samaystaan maal gashi \u00a0iyo wax soo saar, oo ay tiri lama huraan waa cawska jiilaal,<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\"><\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Gaar ahaan waxay \u00a0fariin \u00a0u dirtay \u00a0qurba jogta ku nool dallaka \u00a0Yurub Maraykanka \u00a0Carabaha,\u00a0Australia\u00a0\u00a0\u00a0iyo Southafrica, ee ka soo jeed Gobolka Wardheer, inay ka qayb qataan \u00a0harmarinta deegaanadooda, Xildhibanaad Kaamil Axmed Nuur, \u00a0ayaa tiri waddan ama deegaan ma hormaro haddii aan dadkiisi \u00a0hormarin, \u00a0 waxaana jaaliyaddaha Gobolkaan wardheer \u00a0u dhashay \u00a0 looga fadhiya ka qayb qadashada hormarka Gobolka iyo guud ahaan deegaanka,<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\"><\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Dhanka kalena \u00a0 Xildhibanada laga soo doortay \u00a0Degmooyinka Gobolka wardheer oo ku Weheliyey socdaalka Xildhibanad Kaamil Axmed \u00a0ay ku maraysay deeganada Gobolka \u00a0Wardheer ayaa sheegay in loo baahan yahay in bulshadu iska kaashato hormarinteeda Gobolka,Dawladda kaliyana aysan wax qaban Karin haddii aan shacabkeedu waxa qabsan..<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\"><\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\"><\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Waxaa \u00a0waayahaan dambe dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ka socday \u00a0hormar aad u lixaad weyn \u00a0iyo dadaalo ay wadaan xukumadda uu hogaamiyo Cabdi Maxmuud Cumar, iyo xisbiga Xisbiga Dimuqraadiga), Shacbiga Soomaalida Itoobiy, \u00a0(XDSSI), \u00a0waxaana jira barnaamijyo \u00a0loogu magac daray dib u curashada, \u00a0dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo hora loo soconaya, laguna doonaayo in lagu hormariyo deegaanka Soomaalida Itoobiya.<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\"><\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Ugu dambayntiina \u00a0siyaasiinta heer \u00a0gobol heer kilil iyo heer Federal ayaa si wadda jira baaq \u00a0ugu diraya \u00a0dhammaan qurba jogta u dhalatay Gobolka Doollo ee dawlad deegaanka Soomalida Itoobiya, inay \u00a0 ka qayb qataan hormarka \u00a0Gobolka, \u00a0sidookalena ay Muhiim tahay in bulshadu isku xirnaato \u00a0waxay sidookale \u00a0 siyaasiintaas, \u00a0fariin u direen Tujaarta), iyo ganacsatada \u00a0Gobolka Wardheer inay maal gashadaan \u00a0Gobolka oo ah \u00a0bay dheheen mid ku yaal goob istiraatiijiya kuna wanaag san ganacsiga..<\/div>\n<div>Sawiro<\/div>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/110.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9932 \" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/110.jpg\" alt=\"1\" width=\"795\" height=\"447\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/110.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/110-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/110-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/110-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/110-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 795px) 100vw, 795px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/29.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9933 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/29.jpg\" alt=\"2\" width=\"540\" height=\"960\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/32.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9934 \" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/32.jpg\" alt=\"3\" width=\"745\" height=\"419\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/43.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9935 \" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/43.jpg\" alt=\"4\" width=\"740\" height=\"416\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/52.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9936 \" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/52.jpg\" alt=\"5\" width=\"738\" height=\"415\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/52.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/52-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/52-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/52-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/52-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 738px) 100vw, 738px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/62.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9937 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/62.jpg\" alt=\"6\" width=\"540\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/62.jpg 540w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/62-169x300.jpg 169w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/62-292x519.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/72.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9938 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/72.jpg\" alt=\"7\" width=\"540\" height=\"960\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/82.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9939 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/82.jpg\" alt=\"8\" width=\"540\" height=\"960\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/92.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9940 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/92.jpg\" alt=\"9\" width=\"540\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/92.jpg 540w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/92-169x300.jpg 169w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/92-292x519.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/105.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9941 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/105.jpg\" alt=\"10\" width=\"540\" height=\"960\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/113.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9942 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/113.jpg\" alt=\"11\" width=\"960\" height=\"540\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/123.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9943 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/123.jpg\" alt=\"12\" width=\"540\" height=\"960\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/132.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-9944 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/132.jpg\" alt=\"13\" width=\"540\" height=\"960\" \/><\/a><\/p>\n<div>Nuur Guuled,<\/div>\n<div>Nuur27.@hotmail.com<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"mailView--content-section\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 jun 2015 (Puntlandes) Siyaasiinta ka soo jeeda Gobolka Doollo), \u00a0Wardheer, ee \u00a0Dawlad deegaanka Soomaalida&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9931","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1554,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9931","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9931"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9947,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9931\/revisions\/9947"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}