Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1417)

Garowe (Pes): Gaari ciidan oo ay wateen ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa kula dhacay Afaafka Hore  ee xarunta UN-ku ay ku lee yihiin magalada Garowe abaare 7:00 Subaxnimo.   Waxaana shilkaas u dhintay 3 askari halka ay ku dhaawacmeen 14 askari. Dhaawaca ayaa qaardoon culus yahay. Waa shilkii sadexaad mudo todobaad ah 1-   Wuxuu ahaa 21-07-2014 waxaana ku nafwaayey […]

Continue reading …

Madaxweynaha  DFS Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaarihiisa Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa si wada jir ah kulan ula qaatay Wafdigii Dowlada Puntland ay u dirtay Xamar in ay u soo booqdaan Qabriga marxuumad Saado Cali Warsame,oo loogu gaystay dil arxandaro ah isla magaaladaas Xamar.   Hoos Ka Daawo Sawirada Xafiiska wararka Puntlandes.com  

Continue reading …

AUN Saado Cali oo dishay gacan ka xaqdaran. Guud ahaan dadka Soomaaliyeen gaar ahaan reer Puntland wey damaqday dilkii foosha xumaa ee loogo gaystay magaalada dadka lagu laayo ee Xamar. Hoos ka daawo tacsida maexuumad saado

Continue reading …

Muqdishu (Pes): Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa shaaca ka qaaday inuu socdo qorshe dowlad xubin ka ah Federaalka ku nooqnayaan Galgaduud iyo Koonfurta. Waxuuna sheegay in qorshahani uu yahay mid la doonayo in dalka looga hirgaliyo nidamka faderaalka. “Waxaa la samayn doono maamul KMG ah oo ay ku mideysan yihiin maamullada ka […]

Continue reading …

Suldaan Cabdirsaaq Xirsi Carab ( Suldaan Cawer) oo ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed ayaa asagoo qiireysan ka hadlay dilkii allaha u naxariistee Saado Cali Warsame, oo loo dilay arimo siyaasadeed, taas oo aad uga gil gisheen umada Soomaaliyeed ee maalinkasta waxgaradkeeda lagu hor leynayo. Hoos ka dhageysa wareysiga Suldana Cawer. Xigasho: Allidamaale.com

Continue reading …

Garowe (Pes): Agaasimahii hore ee hay’adda daryeelka bulshada Puntland Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed ayaa maanta xilkii ku wareejiyey agaasimaha cusun ee uu madaxwayne Gaas u soo magacaabay hay’addaas Maxamed Cabdirisaq Dayib Guure.     Munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacay xarunta wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhallinyarada iyo ciyaaraha ayaa waxaa kasoo qeyb galay xubno kamid […]

Continue reading …

Garowe (Pes): Siciid Diiriye Dabo-Gub oo horey usoo noqday Xillibaan ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa ku nuuxnuuxsaday sida uu uga xun yahay waxa Xamar ka socda, Xamar dowladnimo ma taasho. Saado calina dilkeedu wuxuu aha amid siyaasadeed oo reer Puntland ay ogyihiin cida ka dambaysa. Wuxuu intaa ku daray Siciid sedexdii xildhibaan ee lagu dilay […]

Continue reading …

Muqdisho (Pes): Madaxwaynaha Puntland Dr Gaas ayaa habeen hore ka dalbaday DFS in lagu aaso maydka marxuumad Saado Cali Puntland ooy ka soo jeeday. Waxuuna madaxweynuhu isla shalayba meediyada mariyey si aan gabasho lahayn in uu ka dalbanayo in lagu aaso maydka Puntkland.   DFS way ku gacansayrtay codsigaas waxayna u ogolaatay Puntland in ay […]

Continue reading …

Muqdisho (Pes): AUN iyadoo shalay lagu aasay Magaalada Xamar Marxuumad Saado Cali ayaa waxaa isla shalay makhribadii gaaray magaalada Xamar wafdi ballaaran oo kasoo kicitamay magaalada Garowe ee casimadda Dowladda Puntland. Waxaana Puntland u soo dirtay in ay booqdaa qabriga Saado Cali oo ay DFS ka diiday Puntland in lagu aaso Puntland ama lala sugo. Wafdigaas waxay […]

Continue reading …

Gaalkacyo (Pes): Gudoomiyaha guddiga dib u eegaya dastuurka qabyadda ah ee Somaliya ayaa gaartay 23.July.2014 magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug. Marwo Caasho Geelle Diiriye ayaa sheegtay imaanshaheeda Puntland inuu salka ku hayo sidii rayidka looga qayb galin lahaa doodaha laga yeelan doono dastuurka qabyada ah ee dalka oo aan ilaa iyo hadda la dhamaystiran. Dr […]

Continue reading …