Madasha Samatabixinta ee Mucaaradka oo ku eedeeysay in MD Xasan Sheekh kashaqeynayo wiiqidda heshiisyadii siyaasadeed ee saldhigga u ahaa Jamhuuriyadda 3aad
31 May 2025 (Puntlandes.com) Madasha Samata-bixinta Mucaaradka oo looga dhawaaqay Hotel Jazeera ayaa goordhow soo saaray war murtiyeed ku saabsan xaalada dalka,...