Month: May 2026

Maxkamadda & Xeer ilaalinta darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida & Dambiyada culus ee Dowladda Puntland oo lafaray inay bulshada lawadaagaan garmaqalka kiisaska ay galayaan & xukunadooda

31 May 2026 (Puntlandes.com) Wareegto ka soo baxaday Gudoomiyaha Maxkamda sare ee ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus G/sare Maxamuud Abdiqadir...

Muuqaal-Sawirro: MD kugeenka Jubaland “Madaxweynihii hore Xasan Sheekh awoodda & hubka ayaa ku cusub balse rag isaga ka awood iyo hub badnaa ayaa wax ku waayay”

31 May 2026 (Puntlandes.com) Madaxweyne-ku-xigeenka Jubaland, Maxamuud Sayid Aadan, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Luuq....

Sawirro: Gudoomiyaha Degmada Bursaalax Gurey oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee Dowladda Puntland ee Dagmada Bursaalax, imisa arday?

30 May 2026 (Puntlandes.com) Guddoomiyaha Degmada Bursaalax Gurey Cabdullaahi Khaliif ayaa si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee...

Guddiga Doorashooyinka Xasan Sheekh oo iminka shaaciyey magacyada 3 xubnood oo ka dhimanaa xubnaha loo soo xulay kuraasta Golaha Wakiillada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

30 May 2026 (Puntlandes.com) Guddiga Doorashooyinka maamulka mudo xileedkiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh ayaa iminka shaaciyey magacyada sadex xubnood oo...

Muuqaal: Sheekh Maxamed Kaariye “Wixii dhacayaba haka dhacaane Walaahi haddii Kurka nalaka goynayo ama diyaaradaha Drones ISR ay Hargeysa nagu dilayaan badali meyno Mowqifka Shareecada, Alle ayaan raalli galineynaa Ninka Doobinayow adiga yaan gacan bir ah lagugu qaban”