Muuqaal: Gen Shub oo waraysi uu siiyey bixiyey Xogihii Koonfur Galbeed & Villa Somalia, XASAASI
04 April 2026 (Puntlandes.com) Gen Mahad Cabdiraxmaan (Shub) oo waraysi uu siiyey Gaylan Media ayaa ku bixiyey Xogihii Koonfur Galbeed iyo Villa Somalia.
“Aaden Madoobe dad nool ayuu gubay, Bililiqo ayay bilaabeen 1991kii weeye, Anaga waa nala gatay” Gen Shub
Taliye ayaa sheegay in labo nin oo qaraabo hoose la ahaa Madaxweynihii Koonfur-Galbeed oo iyagoo nool Baydhabo lagu gubay kadib markii magaalada looga itaal-roonaaday Laftagareen.