Muuqaal: MD Xasan Sheekh “Anagu, DFS, waan idinka tagaynaa, ninkaas baa deegaanka sii hoggaaminaya inta laga soo dooranayo madaxweyne, bil ama laba biloow, xafiiskiisii baa u baahan oo uu ku noqonayaa”!!!

1a1b

06 April 2026 (Puntlandes.com) Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baydhabo ka hadlay ayaa sheegay in Hogaamiyaha ay usoo magacaabeen uu ka talin edoono Koonfur Galbeed bil ama labo bilood kadibna uu ku noqon doono xafiiskiisa RW ku xigeenka Xukuumadeda.

MD Xasan Sheekh ayaa yiri “Anagu, DFS, waan idinka tagaynaa, ninkaas baa deegaanka sii hoggaaminaya inta laga soo dooranayo madaxweyne, bil ama laba biloow, xafiiskiisii baa u baahan oo uu ku noqonayaa”!!!

Waxaynu wada ognahay in muddo xileedka Xasan Sheekh uu ku egyahay 15ka bisha soo socota ee May 22026, 39 cisho, muxuu ugala jeeda madaxweynuhu labi bilood ka dib ayuu xafiiskiisa ku noqonayaa?

About The Author