Taliyaha Ciidanka Uganda “Ciidankeena waan kala baxaynaa Soomaaliya… aan aragmo in Turki ay iska dhiciyaan Ashabaab”

1a1a1

11 April 2026 (Puntlandes.com) Taliyaha Ciidanka Uganda (UPDF) oo ah wiilka Madaxweyne Museveni ayaa qoraal uu bartiisa X soo dhigay ku sheegay inay Ciidamadooda ku sigan Agaraarka Muqdsho kala bixi doonaan.

Taliye Muhoozi Kainerugaba ayaa sheegay in bilaabayaan ka bixida Luulyo sanadkaan 2026ka, iyadoo ay ciidan Uganda dalka ku sugnaayeen laga soo bilaabo 2007dii.

“Ciidankeenna waan kala baxaynaa Soomaaliya… aan aragmo in Cismaaniyiinta Turki ay iska dhiciyaan Ashabaab” Taliye Muhoozi Kainerugaba

About The Author