Sawirro: Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray Shirkada Digaaga ee Asal oo laga hirgeliyay deegaanka Ceeldaahir ee Gobolka Bari
29 April 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi, ayaa maanta xariga ka jaray Shirkada Digaaga ee Asal oo laga hirgeliyay deegaanka Ceeldaahir ee Gobolka Bari, xaruntan ayaa soo saaraysa Ukunta Digaaga oo hada lagu billaabay in loo iibgeeyo Gudaha dalka iyadoo Mustaqbalkana qorshuhu yahay in loo dhoofiyo dalka dibediisa.







