Muuqaal-Sawirro: Hadaljeedintii Munaasabadda Mahadcelinta Dowladda Puntland & Hawlwadeenadda wadada Ceeldaahir & Ceergaabo oo gaartay Gumar oo u dhow Badhan

1a1a1

01 May 2026 (Puntlandes.com) Bulshada Deegaanja Gumar ayaa soodhoweyn iyo mahadcelin u sameeyey mas’uuliyiinta dawladda Puntland iyo howlwadeennada wadada Ceeldaahir & Ceergaabo oo gaartay magaaladda Gumar oo 18km u jirta magaalada Badhan.

Guddoomiyaha Baanka Puntland, Maxamed Amiin ayaa tilmaamay in Wadada Ceeldaahir & Ceergaabo ay tahay mashruuc taariikhi ah oo muujinaya dadaalka Dowladda Puntland iyo shacabkeeda ee ku aaddan horumarinta kaabayaasha dalka iyo isku tashiga, iyada oo sida oo kale faa’iido weyn u tahay guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.

About The Author