Wasiirka Arimaha gudaha DFS Cali Xoosh “Aadan Madoobe waxaa loo gartay inuu noqdo Madaxweynaha Koonfur Galbeed”

1a1a7

01 May 2026 (Puntlandes.com) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtey in Madaxweynaha Koonfurgalbeed loo gartay in uu noqdo Aadan Madoobe, taasoo uu Baydhabo ka sheegey Wasiirka Arimaha Gudaha Cali Xoosh.

“Aadan Madoobe waxaa loo gartay inuu noqdo Madaxweynaha Koonfur Galbeed” Wasiirka arrimaha gudaha DFS Cali Xoosh

DFS ayaa ku jirta hannaan doorasho qof iyo cod ah oo laga qabanayo Koonfurgalbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo mid ay ku sheegtay heer federaal, taas oo sida muuqata ay madaxda DFS sii og yihiin dadka ku soo baxay.

About The Author