Muuqaalo-Sawirro: Bursaalax oo lagu qabtayqabatay munaasabad lagu xaalimarinaayo laguna raaligenayey Dr Faarax

1a1a22

05 May 2026 (Puntlandes.com) Beesha Reer Khalaf ayaa maanta magaada Bursaalax si meeqaam sare leh ugu qabatay munaasabad lagu xaalimarinaayo laguna raaligenayey Dr Faarax Cabdi Maxamed oo 13 cisho malayshiyo afduubtay.

Munaasabada waxa ka qaybgalay Isimo uu hogaaminayey isanka guud ee Beesha Cumar maxamuud Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax iyo Isimo kale, odayaasha dhaqanka, waxgaradka culimada iyo Marti sharaf kale. Sidoo kale dhanka dawladda Puntland ayaa waxaa ka qaybgalay door muhiim ah ku lahaa siidaynta wasiirka Beeraha iyo wasiirka Arimaha Gudaha, Xildhibaano iyo maamulka gobolka Mudug.

Nabadoon Adam Yusuf Dhuux oo ku hadlaya magaca Beesha ayaa waxa uu uu Dr Faarax Cabdi Maxamed siiyey raaligelin isagoo sheegay inay Beeshu ku xaalmarisay Gabar mutacalimad ah , oo uu dhalay nin Nabadoon ah iyo 10 kun dollar.

Hoos ka daawo hadaljeedinta Nabadoon Adam Yusuf Dhuux:

Hoos ka daawo hadaljeedinta Sheekh C/salaan Xirsi Faarax

Hoos ka daawo hadaljeedinta Amiir Maxamuud

Hoos ka daawo Hadaljeedinta Nabadoon Habiib

About The Author