Muuqaal: RW Rooble & siyaasiyiin kale oo Ciidanka DFS udiideen inay gturiga kabaxaan, baaqna shacabka u diray
10 May 2026 (Puntlandes.com) Raíisul Wasaarte hore Maxamd Xuseen Rooble iyo siyaasiyiin kale ayaa Ciidanka Dawladda Federaalku udiideen inay guriga kabaxaan si ay u aadaan goobihii loo astereyey banaanbaxa, iyagoona shacabka baaq u diray.